Man City oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Aston Villa Markii 3-2 Iskaga Fujisay(DAAWO) By Jaahuur.

London-Apr-26-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Ingiriiska oo meel xasaasi ah maraya. Naadiga Chelsea ayaa ilaa iyo hadda hogaanka u haya halka Arsenal iyo man City kaalinta labaad isku haystaan waxaan iyna dab yar shideyn Man United oo kaalinta afaraad cidhiidsaneysa walow horyaalka ku bilowdey si caajisinimo ah. Haddab ciyaar aad u…

Read More

Neymar oo 2-ba-Gool Barcelona Ugu Yaboohey Una Soo Baxdey(Semi Final-Ka Champion League 2015) DAAWO) By Jaahuur.

Barcelona-Apr-22-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta  diiradda ku saareynaa koobka horyaalka Yurub (Champion League) oo iskugu soo biyo shubtey (Seni Finals) Ilaa iyo hadda waxaa u soo gudbey Semi Final-ka Barcelona iyo Bayren Munich,haddii aynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Barcelona iyo PSG waxaa 2-0 ugu deeqey Barcelona xiddigga reer Brazil Neymar oo farsamooyin hor…

Read More

DAAWO Goolashii Man United Ku Harqisey Man City (By Jaahuur).

London-Apr-15-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku qooraansaneynaa horyaalka Ingiriiska (Premier League) oo si habsami ah uga socda caarigaa Ingiriiska. Haddaba labada Naadi ee isku magaalada ah oo runtii xurgufo ka dhexeeyaan,marka aay wada ciyaarayaan waa man United iyo Man City-e ciyaar foodda aay isla galeen,walow Man United ciyaata maamulaneysey natiijadu waxay iskugu soo…

Read More

Sanetors-ku Ma u Soo Bixidoonaan (Playoff-ka?) Iyo Ciyaar Aan Waxba La Isu Reeban Sanetors vs Penquins (DAAWO) By Jaahuur.

OTTAWA-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka Stanley Cup oo si habsami ah ugu socda North America,waxaa soo afjarmaya xili ciyaareedkii xagaaga. Haddaba iyada oo aay ka hadhsantahay laba-laba ciyaarood u gudbiditaanka Playoff-ka ayaa ciyaartii ugu xiisaha badned waxay dhexmartay Sanetors-ka iyo Penquins natiijada adaa arki doona ee daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ

Read More

Xiddigadda Reer America ee Tenista(Tennis) Serena Williams Xili ciyareedkeedii Faraxadihii Soo Marey(Moment) Iyo Finaladii Aay Foodda Isla Galeen Walaasheed Venus Williams(DAAWO). By Jaahuur

Qurbejoog.com-Apr-07-2015 (SDN/Q j) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u jaleeceyna dhinaca dumarka ee aduunka caanka ku ah ciyaarha. Haddaba barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddingadda caanka ku ah Teenista(Tennis) ee u dhalatey Mareykanka Serena Williams guulihii farxadda badnaa ee soo marey Daawasho wacan. W/Q Jaahuur. SDN/Qj.

Read More

Goolashii Ugu Quruxda Badnaa ee Boqorkii Kubadda cagta Aduunka (PELE) Iyo Farsamooyinka Ku Kala Duwanyihiin(Pele vs Neymar,Maradona vs Messi) DAAWO) By Jaahuur.

Qurbejoog.com-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku deymooneynaa 20-kii gool ee ugu cajiibsanaa ee uu ku bashaaley Boqorka kubadda cagta aduunka Pele iyo hab ciyaareedka ku kala duwan yihiin Neymar,Pele iyo Maradona,Messi daawasho wacan.

Read More

Maxaa Ku Kalifey Tababaraha Xulka Germany Inuu Qolofta Siinkiisa Cuno? Iyo Dhacdooyinkii Ugu Wasakhsanaa ee Taariikhda Soo Marey Koobka K/C Aduunka.By Jaahuur.

SDN/QJ-Mar-28-2015-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa taariikhda kubadda cagta ee aduunka wax yaabihii ugu wasakhsanaa ama ugu qalafsan soo marey iyo dhacdooyin kale oo cajiib ah ee daawasho wacan hana ka caajisin Video-gu uu dheer yahaye. W/qorey Jaahuur SDN/QJ.

Read More

Asxaabtay (DAAWO) Ciyaarta Xeegada Ama Hockey-da Laga Ciyaaro Waqooyiga Ameerika Feedhadhka Aay Isku Adeegsadaan,Ilkaha Finiinaya,Sanka Jaban,Wajiyada Wada dhiigga ah,Darbiyada La Isla Eeganayo Iyo wax Yaaba Kale oo Xiisa Leh. By Jaahuur.

Hockey(NHL)25-Mar-2015-(SDN-QJ) Saaiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa ciyaarta xeegada ama Hokida (NHL) oo aalaba laga ciyaaro waqooyiga Ameerika. Haddaba ciyaartan oo loogu tartamo koobka (Stanley Cup) ayeynu maanta ku eegeynaa feedhadhka aay isku adeegtaan,Hirdida,Sanka jaban,Ilkaha finiinaya,Wajiyada dhiigu qariyey iyo waxyaaba kale oo xiiso leh ee daawasho wacan. W/qorey Jaahuur SDN-QJ.

Read More

Barcelona 2 Real Madrid 1 (Daawasho Wacan) Qeybtii Dambe ee Ciyaarta oo Dhameystiran. By Jaahuur.

Espain-24-Mar-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula ruqaansaneynaa xagaa iyo Espain oo uu si habsami ah uga socdo horyaalka (La Liga) Horyaalkan ka amar tukaaleeya waddanka Isbaanashka ayaa waxaad moodaa inuu dhakhtar u qorey iney badanka ku guuleystaan labada naadi ee aay ka dhaxeyso xinka badan waa Barcelona iyo Real Madrid. Barcelona ayaa ku hogaamineys…

Read More

MAR IDAGE ALLE HA DAGO, LABO IDAGA’SE ANAA ISDAGAY(abdirahiim Mohamed. (ina-dhago-dheere)

Hirdanka iyo loolanka siyaasadeed ee ka dhex abuurma qarankeena Somaliland marwalbooy doorashu soo dhawaato hanoqoto mid loogu tartamayo golaha degaanka,barlamaanka, iyo mida hada taagan ee madaxtooyadaba. Waxay siyaasiinta reer Somaliland awrkooda ma gudbahaa ku kicistaan dhalinta reer Somaliland lab iyo dhedigba oo ah cududa iyo xooga qarankan wax u bartay. Waxay siyaasiinta reer Somaliland ku…

Read More

Psg oo Gurigooda Ku Nagaadisey Chelsea Markii Aay Isla Dhaafiwaayeen 2-2-Una Soo Baxdey (Quarter Finalka Champion League)DAAWO- By Jaahuur.

London-Mar-12-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku soo qaadaneyna goolashii aay iskugu awood sheegteen Psg iyo Chelsea oo ciyaar aad u xiisa badneyd ku dhexmartey Chelsea garoonkooda kana tirsaneyd Champion League,waxaana ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 55,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac daawasho wanaagsan. W/qorey Jaahuur SDN/QJ

Read More

Xiddiggii Hore ee Kubadda Koleyga New York Knicks Anthony Mason oo Naftu Ka Uguugtey-By Jaahuur.

New York-04-Mar-2015-(SDN/QJ) Saxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu  ula qaxaynaa xagaa iyo New York City oo uu ku bakhtiyey xiddiggii hore ee kubadda koleyga ee naadiga New York Knicks Athony Mason. Haddaba laacibkan oo da’diisu ahayd 48 jir dharerkiisuna ahaa 6 foot 7 ayaa ku caan baxay markii uu ciyaari jirey difaac adag iyo ribonda taas oo…

Read More

Garoomada Casriga Ah Loona Ekesiiyey Sida Doonyaha Looguna Talagaley Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Qatar 2022 (DAAWO) By Jaahuur.

Qatar-27-Feb-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Qatar oo lagu qaban doono koobka  kubadda cagta ee aduunka 2022 inta u dhaxeysa bilaha Nov iyo Dec. Hadaba sababtu maxay tahay loo qaban waayey June ? markii xiriirka kubadda cagta ee aduunka FIFA shir aay iskugu yimaadeen waxay isku raaceen in la qabto Nov-Dec bacdamaa…

Read More

Xiisad ka Dhalatay Hadal Madaxweyne ku Xigeenka Maraykanku kula hadlay Somalida ku Nool Gobolkiisa

Washington 22.Feb 2015  (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Biden ayaa dhalleecayn baan loo jeediyey kadib markii hadal uu jeedinayey uu ku soo qaaday jaaliyadda SOomaalida ee deggen gobolka uu ka soo jeedo ee Delaware. Isaga oo ka hadlayey kulan ka dhacay Aqalka Cad ee Maraykanka oo lagu falanqaynayey ol’olaha dhowaan dalkaas ka bilowday ee…

Read More