General Indha-cadde Oo Qaaday Tallaabooyin Uu Ku Difaacayo Hubka Gacantiisa Ku Jira Iyo Dawladda Oo Amar Siisay
Muqdisho:Aug,25,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka Muqdisho laga Helayaa, waxa ay Dawladdu Gudo-gashay Tallaabooyin ay hubka General Indha-cadde hasto kula wareegayso, iyadoo General-ka Laftiisuna uu u holladay siduu u difaaci lahaa Hubkaas uu haysto. Saraakiisha ammaanka ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay in general Yuusuf indhacadde loo qabtay muddo kooban oo uu hubka gacantiisa ku…
