Awiimiir Cusub Oo Shabaabka Buulla-Madheedh Siiyeen Shacabka Deegaanka iyo Weerarro Dhawaan La Filayo In Ciidanka Huwanta Halkaas Ku Bilaabaan

    Buulo-Madheedh:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Kooxaha Alshabaab eek u sugan magaalada Buull-madheedh ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa shacabka Halkaas deggen awaamiir cusub kusoo rogay. Alshabaab waxa ay gaadiidka waawey ku xidhay Cod-baabiyayaal, waxana ay bilowday inay dadka u sheegto inay magaalada Iskaga Baxaan, waxana ay sabata uga dhigeen inuu cadow kusoo wajahan yahay iyadoo xilligan Ciidamada Huwantu ku sii dhaw…

    Read More

      Qaar ka mid ah Shaqaalaha Beeraha Qaadka Kenya Oo Lagu Arkay Xanuunka Ebola iyo Halista Somalia Kaga Iman Karta

      Nairobi:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar sheegaya in Qaar kamid ah shaqaalaha Beeraha qaadka eek u Yaalla Gobolka Meru ee dalka Kenya laga Helay Xanuunka Halista Badan ee Ebola. Shaqaalahani Cudurka Halista ah ee Ebola laga helay ayaa waxaa la sheegay inay ahaayen dhalinyarada gurta Qaadka islamarkaana u kala dhoofin jiray Dalalka Africa. Shaqaalahaani Cudurka laga helay…

      Read More

        Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo:Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif

        Hargeysa Aug 27,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Cusub ee Xaysimo ee Somaliland Md. C/rashiid Maxamed Axmed (Xiir) ayaa dawlada Somaliland uGu baaqay in wadahadal lala furo madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh. “Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif, oo wada xaajood lala gallo ayaan ku…

        Read More

          Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ah oo Isku Muruxsaday Iyo Daneeyayaasha Dimuquraadiyada Somaliland oo la eegayo inay soo Farogeliyaan DAAWO

          Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweyne-nimada Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal ali Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxay ka wadahadleen Wefti ka socda dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka iyo nidaamka dimuquraaddiyadda oo Hargeysa ay Insiintii doraad  kulan ku wadayeesheen Masuuliyiinta Xisbiyada, waxaanu sheegay inay Weftigaasi ka garnaqayaan ama dhex-dhexaadinayaan khilaaf…

          Read More

            Qurbejooga Gobolka Gabiley oo xaflad soo dhawayn iyo sagootin isagu jirta u sameyey Gudoomiyaha Gobolka Gabiley

            London26Aug14(SDN/QJ)Haweenka Gobolka Gabiley ee ku sagan Uk ayaa soo abuubaly xaflad sagootin iyo soo dhawayn isagu jirta oo lagu soo dhawaynayey gudoomiyaha gobolka gabiley oo ku sugnaa wadanka Uk xafladan oo ay ka soo qayb galeen wax garadka iyo aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolka Gabiley iyo  kulanka oo aha is xog waraysi mudadii uu xilka hayey…

            Read More

              Somaliland: Urur Loo Samayeey Daryeelka Xayawaanka Ay Dadku Manaafacaadsadaan.

              Hargaysa 26/8/2014 (SDNQJ)- Waxa Markii Ugu Horeysay Somaliland Laga Sameeyay Urur Daryeela Xayawaanka Ay Dadku Manaafacaadsadaan. Waxaa Sameeyay Ururkaasi Oo Ah Mid Samafal Koox Aqoonyahanno Oo Is Xilqaamay. Gudoomiyaha Ururkaasi Cali Xasan Xirsi Ayaa Ii Sheegay In Sameynta Ururka Ay Ku Kalliftay Markii Ay Arkeen Tacaddiga Baahsan Ee Lagula Kaco Xayawaanka Dadka La Dhaqma. Wuxuu…

              Read More

                SIRDOONKA SOMALILAND OO MADAARKA HARGEYSA KU QABTAY IDAACAD FM AH OO LOO WADAY DALKA ITOOBIYA

                Hargeysa 26/8/2014 (SDN/QJ) Ciidanka Nabad-sugida Somaliland ayaa toddobaadkii hore dabayaaqadiisii Magaaladda Hargeysa ku qabtay Idaacad FM Radio ah oo ku socotay dalka Ethiopia. Ragga watay Idaacadda lagu qabtay Hargeysa ayaa sheegay inay ka tirsanaan jireen jabhadda ONLF hase yeeshee ay hada ka mid yihiin jabhad cusub oo ka dagaalami doonta gudaha Ethiopia. Warar Rasmi ah…

                Read More

                  Halkan Ka daawo: Shirkii Beesha Degta Koonfurta Magaalada Hargeisa Ay Ku Yeeshen Deeganka Qoolcaday Oo Dhamaysa

                  Hargeisa 26/8/2014 (SDN/QJ) Beesha Koonfurta magalada hargeisa ayaa shirar badan oo labadii builoodee ugu danbeeyey ay ku yeelnayen deegano badan ooy kaga hadlayen mashruuc ay dawaladu  kaga samaynayso seero banka qoolcaday ee degmada salaxlay ayey qoolcaday ku soo gabo gabeyen  iyagoo go aamo ka soo saaray bankasi   Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe jog .com…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo iyo Nicholas Kay ka oo Hawada isu Mariyey Hadallo Kala Fog

                    Hargeysa 26/8/2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ergayga Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Nicholas Kay, ayaa hadallo iska soo horjeeda isku mariyey barta internet-ka lagu wada xidhiidho ee loo yaqaan Twitter-ka Ergayga Xoghayaha Guud oo bishan August safar ku yimi Somaliland, ayaa qoraal kooban oo…

                    Read More

                      Wasaradda Ganacsiga Oo Xal Waarta Ka Gaadhay Muranki Ka Dhaxeeyay Labada Shirkadood Ee Ka Ganacsada Caleenta Shaha Iyo Maamulaha Shaah-Yahan Trading Company Oo Soo dhawayay

                      Hargeisa 26/8/2014  (SDN/QJ)Maamulaha Shirkada Soo Dejisa Shaaha (Shaah-Yahan Trading Company)  Mudane: Jaamac Cisman Cawale Ayaa Maanta Waraysi Gara ah uu siyay  Shabakada Hadhwanaagnews ayaa Ka waramay Muran Xoogan Oo ka dhaxayay Laba Shirkadood oo ka Ganacsda Caleenta Shaha  Oo Wasaradda Ganacsigu ay Xal waarta ka gaadhay Iyo Go,anadi laga soo saaray Murankaasi Mudane:Jaamac Cisman Cawale…

                      Read More

                        Maraykanka Oo Ka Walaacsan Daciifnimada Ciidamada Afrika Iyo Awoodda Al-qaacida

                        Washington:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Taliska Sare ee Ciidadama maraykanka kaga sugan Dalalka Geeska Afrika ayaa walaac ka muujiyey Habacsanaan ciidamada reer afrika iyo waliba awoodda sii kordhaysaee ururka Al-qaacida. Wayne W. Grigsby oo ka tirsan Taliska Ciiddamadda Maraykanka ee ku sugan Geeska Afrika, isla-markaana  dhawaan booqasho ku yimid magaalladda Muqdisho ayaa bogaadiyey khibradda Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah…

                        Read More

                          Ninkii Gowracay Wariye James Foley Oo Noqday Heesaa u Dhashay Dalka Britain

                          London:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Sirdoonka Waddanka Britain oo si weyn ugu hawllanaa sidii ay u ogaan lahaayeen ninkii gawracay Wariye James Foley  ayaa haatan natiijadoodu si hoose u soo baxday. War ay warbaahintu heshay oo uu Bixiyey Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ingiriisku  ayaa lagu sheegay in  ninka Gawraca samaynayey oo  ku Hadlayey lahjadda Briishku uu noqday Heesaa hore…

                          Read More

                            Koronto Awood Badan Oo Loogu Ballanqaaday Shacabka Reer Kenya

                            Nairobi:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa ku dhawaaqday inay dhammaadka Miisaaniyad-sanadeedkan ay qorshaynayaa in Shacab Gaadhaya Hal Milyan oo qof la siin doono Koronto Awood Badan. Dowlada ayaa sidoo kale sheegtay in marka la gaadho 2017 in 70% bulshada Kenyanka ay heli doonaan koranto awood leh oo ku filan. Xoghayaha joogtada ee wasaarada tamarta, Joseph Njoroge, ayaa…

                            Read More

                              Dawladda jibouti oo Faahfaahin Ka Bixisay Weerar Khasaaraha Dhaliyey Ee Ka Dhacay Garoonka Diyaarahada

                              Djibouti:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Djibouti ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Weerar maalintii shalay ka dhacay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Djibouti. Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidanka Ilaalada Madaxtooyada ee Xaarusu jamhuurka loo yaqaanno, ayaa lagu sheegay inaan dhacdadadaasi ahayn mid madaxweynaha saamaysay, isla-markaana ay ku ekayd ciidamada dhexdooda. War-saxaafadeedkan ayaa lagu beeniyey warar warbaahintu qortay oo sheegayey…

                              Read More

                                Kooxda Boko Haram Oo Dawlad Islaami ah Kaga Dhawaaqday Gobollo Ka Mid ah Nigeria

                                Gwawza:Agu,26,2014(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Xawaaraha sare ku socda Boko Haram ayaa ku dhawaaqday inay Dawlad islaami ah ka samayn doonto Gobollada Bariga dalkeeda ee ay gacanta ku Hayso. Hogaamiyaha Kooxdan Abubakar Shekau oo soo duubay muuqaal ayaa ugu hambalyeeyay xoogaga Boko Haram ee horaantii bishan la wareegay magaalada Gwoza. “Waxaan u mahad celinayaa Alle oo na siiyay guushan,…

                                Read More