Digniin Caafimaad: Dawooyinka Qaar Marka Ay Dhacaan Waxa Ay Isu Beddelaan Sun Khatar Ku Ah Nolosha Qofka
Hargeysa Aug 22,2014(SDN/QJ)-Taariikhda ay dawadu dhacaysaa waa waxa ugu muhiimsan uguna horreeya ee ay tahay in uu iska hubiyo qofku marka uu dawada iibsanayo ama dawada guriga muddo u taallay inta aanu cunin. Dr. Marwaan Saalim oo ah khabiir iyo cilmi-baadhe ku xeel dheer cilmiga dawada oo u dhashay dalka Masar ayaa sheegay in ay…
