Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) Oo Beeniyey Warar Sheegayey Inay Wadaan Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Maayarka iyo M/Kuxigeenka Caasimada Hargeysa
Hargeysa 20/8/2014(SDN/QJ)-Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) oo ka mida Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ayaa beeniyey warar sheegayey in isaga iyo xubno ka mida Golahoodu ay wadaan Mooshin xilka lagaga xayuubinaayo Maayarka iyo Maayar ku xigeenka Caasimada ,Warkan oo ay baahiyeen qaar kamida Shabakadaha Somaliland. Xildhibaan C/risaaq Faarax Xasan (C/risaaq Qawdhan) oo maanta…
