Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo markii 1aad Sharaxay Cudurka Ebola ee laga qaylinayo,Arrimaha Daruuriga ah in la Sameeeyo

    Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dr-ka Caanka ee Maxamed Cabdi Gaboose ayaa Markii Kowaad Waxa uu ka hadlay Caabuq Sidaha Cudurka Ebola oo Walaac Xoogan ay ka qabaan Wadamada Galbeedka Africa . Dr Gaboose ayaa Qormo Caafimaad oo uu ku sharaxayo Cudurkan astaamaha lagu garan karo Waxa uu ku faafiyay Barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka…

    Read More

      Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Shacabka iyo Xukuumadda Puntland ugu hanbalyeyeey Sannadguurada 16-aad

      Muqdisho Aug 02, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed ayaa hanbalyo ku aaddan sannadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland u diray shacabka iyo xukuumadda Puntland. Mudane Cabdiweli ayaa shacabka Soomaaliyeed ee reer Puntland u rajeeyey horumar iyo nabad waarta, isagoo sheegay in 1-daA ugust ay shacabka Puntland iyo…

      Read More

        Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

        Mogadishu Aug 02 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Munaasabadda Ciidul Fitriga, Guddiga Sare ee Jaamicadda Ummadda oo la howlgeliyey, Heshiiskii maamulada Gobolada Dhexe, Madaxweynaha oo booqday Garbaharey, Xasilinta…

        Read More

          Madaxweynaha oo kulan wadatashi ah maanta la qaatay dhallinyaro Soomaaliyeed

          Muqdisho Aug 02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa sheegay in ay Dowladdiisu mudnaan weyn siineyso dhallinyarada oo uu ku tilmaamay in ay yihiin cudud aan looga maarmin nabadeynta, dib u dhiska iyo horumarinta dalka. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in fursadaha dhallinyaradu ay yihiin kuwo aan xad lahayn, wuxuuna aad ugu dhiirri geliyay…

          Read More

            Halkan Ka Daawo:Afhayenka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Maanta Ka Warbixiyey Waxaqabadkii Xukuumada Ee Afarta Sano

            Hargeisa 2/ 8/2014 (SDN/QJ)Afahyeenka madaxtooyada somaliland axmed saleban dhuxul ayaa maanta ka warbixiyey waxqabadkii xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne axmed maxamuu s(siilanyo) mudadii afarta sano ahayd ee ay talada dalka haysay Hargeysa SDN/QJ https://www.youtube.com/watch?v=9y6CcCNNngs&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeysa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com

            Read More

              Garowe:- Mudanayaashii Baarlamanka Somalia ee ka Soo Jeeday Punt land oo Garowe u Yimid Shir Wada Tashi

              Garowe 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda  deegaanada Puntland kuna sugnaa magaalada Muqdisho,ayaa ka soo xamaam uruursaday caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxaanay u soo guureen isla markaana ay maanta ka soo degeen magaalada Garoowe  xarunta Maamul goboleedka Puntland iyagoo ka jawaabayay baaq uu doraad u jeediyay Madaxweynaha Puntland oo uu ugu…

              Read More

                Daawo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee G/Awdal Oo Xukuumada ku Canbaareeyay Xadhiga iyo Cabudhinta Saxaafada Iyo Fanaaniinta Xidigaha Geeska Iyo Qodobo kale

                Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ)  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee G/Awdal Oo Xukuumada ku Canbaareeyay Xadhiga Gudomiyaha Fanaaninta Xidigaha Geeska iyo Cabudhinta Saxaafada iyo Qodobo kal iyo fanaaninta ay  dhawaan xukuumadu ka saartay shaqadii ay wasarada warfaafinta ka saartay iyo waliba xadhiga  ay  kuxuumadu  ku  xidhay xabsiga malada hareisa Hargeysa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com

                Read More

                  Halkan Ka Daawo: Musharax madaxwayne ku xigen ee xisbiga ucid oo shegay inuu rajo badan ka qabo inuu talada dal maruun ku guulaystan sidoo kalana ku dhawaaqay in doorashada xiligeda la qabto

                  Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ) Musharax madaxwayne ku xigen ee xisbiga ucid oo shegay inuu rajo badan ka qabo inuu talada dal maruun ku guulaystan sidoo kalana ku dhawaaqay in doorashada xiligeda la qabto  si  aanay  cawaaqib  xumo u dhalin  marna lawada qabto dooashada  madaxtooyada  iyo baarlamka somaliland Hargeysa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com

                  Read More

                    “Waxaan Qalad Sameeyey Markaan Maxamed-rashiid iyo Curad Guddida Qaban-qaabada U Magacaabay ” Gudoomiyaha Solja Xassan Maxamed Yuusuf DAAWO

                    Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ)Gudoomiayaha ururka suxufiyinta somaliland xasan maxamed yuusuf ayaa maanta ka jaawabay xil ka qaadistii ay ku dhawaaqen gudida fulinta ururkasi iyo eedeyn ah inuu xafiiska ka qaatay  qalabkii ururka uuna isla markaana uu xidhay qaar kamida Xafisyada ururka Solja . Gudoomiyaha Solja Wuxuu waxba kama jiran ku tilmaamay warkaas ka soo baxay Xubno…

                    Read More

                      Halkan Ka Daawo: Xukumadu Way Ogtahay Sababta Loo Xidhay Xuduudaha Anaguna Waanu Ognahay, Cali Guray

                      Hargeisa 2 8 2014 (SDN/QJ)Gudoomiye Ku xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Maanta Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta ugu Waramay Magaalada Hargeisa Ayaa Ka Hadlay Wada Hadalada Somalilanbd Iyo Somaliya U Dhexeeya Iyo Sidoo Kale Xidhitaanka Wadamada La Jaarka Ah Somaliland Ay U Xidheen Xuduudaha Ay La Wadaagaan SOmaliland Hargeisa SDN/QJ Maxamed…

                      Read More

                        Dawladaha la Jaarka ah Somaliland oo Bilaabay Hawlgalka Ka Hortaga Faafitaanka Cudurka Ebola

                        Addis Ababa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dalalka Kenya iyo  Ethiopia,  ayaa ku dhaqaaqay howgallo looga hortagayo inuu cudurka halista ah  ee Ebola  soo gaadho dalalkooda. Sida ay werisay shalay wakaaladda wararka ee Walta dalalkaasi oo  ah meelaha ugu ballaadhan Afrika ee ay    ku badan yihiin  socdaalada dadku ayaa waxa ay qaadeen  tallaabooyin lagaga hortagayo sidii looga…

                        Read More

                          Guddida Fulinta Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ku Dhawaaqay Inay Xilkii Ka Qaadeen Gudoomiyahoodii

                          Hargeysa 2 8 2014 (SDN/QJ):-xubnaha guddida fulinta ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa ku dhawaaqay inay doorteen gudoomiye ku meel gaadh ah inta laga gaadhayo shirweynaha shanaad ee ururkaasi. Gudoomiye ku xigeenka,xoghayaha guud iyo xubno ka mid ah guddida fulinta ururka Solja oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskooda magaalada Hargeysa ayaa waxay sheegeen inay…

                          Read More

                            “Xukuumada Qabyaalad ayaa Burburinaysa,Xisbi ahaana Qabyaalad ayaa Burburinaysa,Kooxda Xidigaha Geeskana..” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                            Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Sheegay in Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye ay Labadaba Burburinayaan Qabyaalada iyo Qof Jeclaysi. Boobe Yuusuf Ducaale Waxaa kale oo uu Tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyo inuu Meel…

                            Read More

                              Khilaaf soo Kala Dhex Galay Hogaanka Sare ee Ururka Solja iyo Gudoomiyaha oo ka Hadlay DAAWO

                              Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Khilaaf iyo kala Qaybsanaan dhinaca aragtida iyo awood kala riixasho ay soo dhex gashay Mudooyinkii u danbeeyay. Khilaafkan ayaa Waxay Ubucdiisu tahay kadib markii Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Solja iyo Xoghayaha Guud ee Ururkaas oo dhinac ah iyo Gudoomiyaha Ururka Solja ay soo kala Saareen…

                              Read More

                                Culimada Qaadiriyada Ee Beesha Suber Aawal oo Booqanaya Maqaamkii Suber Aawal

                                Hargeisa 2 agos 2014 (SDN/QJ) Culimada qaadiriyada ayaa maanta shir  jaraaid ayaa maanta ooy  ku  qabten magaalda haregisa ayaa ku  baaqay  inaan  laga siyaasadayn  siyaaarada ay  u  qabanayaan  sheekh  suber  oo ku  aasan deeganka  jiidali  iyagoo sheegay  inay  siyaradasi  logu  ducaynaayo sheekha  ay  ka soo jeedan  iyago  sidoo kale  sheegay  inay  u soo ducaynayaan guud…

                                Read More

                                  Caddaymo Muujinaya Tacaddiyo Taliyaha Cusub Ee Bilayska Somalia Uu Ka Geystay Hargeysa Oo Warbaahinta Caalamku Soo Bandhigtay

                                  Ottowa:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Eedaha loo jeedinayo Taliyaha Cusub ee Booliska Somalia, ayaa waxa qoraallo cadaymo u ah Daabacay Wargeyska The Star oo ka soo Baxa Dalka Canada oo ah Goobta uu Taliyahan degenaan Jire. Eedahan la soo bandhigay ayaa dhammaantood ah qaar uu taliyahani ka galay Shacabka Reer Somaliland sanadihii Dhibaatada ay ku Haysay Dawladdii Militeriga ahayd ee…

                                  Read More

                                    Magacyada Afar Hoggaamiye Reer Afrika ah Oo Laga Reebay Casuumadda Maraykanku Uu Shirka Kula Leeyahay Madaxda Qaaradda Afrika

                                    Washington:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Shirweynaha Toddobaadka Soo Socda ka Qabsoomaya Dalka Maraykanka ee u dhexeeya Madaxweyne Obama iyo Hoggaamiyayaasha Reer Afrika, ayaa  qabanqaabadiisu socotaa xilli aanay Dhammaan Madaxweyneyaasha Reer Afrika Halkaas ka heli doonin casuumad rasmi ah. Kulankan oo muddo la qorshaynayay waxa uu Maraykanku ku casuumay 50 ka mid ah madaxda qaaradda Afrika, kuwaas oo badankoodu u ambobaxay…

                                    Read More

                                      Ururka Xamaas Oo Deedafeeyey Inay Gacanta Ku Hayaan Askari Yuhuudi ah

                                      Qaza:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Kooxda Dagaalka kula Jirta Dawladda Yuhuudda ee Xamaas, ayaa beeniyey inay Maalintii shalay Gacanta ku dhigeen Askari yuhuudi ah oo la waayey. Garabka Milateriga ee Xamaas ayaa sheegay inay waayeen xidhiidhkii qaar ka mid ah dagaalyahanadooda, isla markaana laga yaabo inay dileen Hadar Goldin oo ay Israel baadigoobeyso. Askarigan la qabtay ayaa sababay inay bur…

                                      Read More

                                        Hawlgallo Eyda Wax Urisa Loo Adeegsanayo Oo Saaka Ka Socda Qaybo Muqdisho ka Mid ah

                                        Muqdisho:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba saaka Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir wax aka socda Hawlgallo cusub oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Dawladda oo Adeegsanaya Eyda u Tababaran Waxyaabaha qarxaa ay ka qayb qaadanayaan. Wararku waxa ay tilmaamayaan in Ciidamadu ay xidheen wadooyinka gala garoonka diyaaradaha, Buulaxubeey iyo wadooyin kale, kuwaasi oo baadhaya gaadiidka iyo dadka wadooyinka isticmaalaya. Howlgalka…

                                        Read More

                                          Aabaha Dhalay Marxuumad Nafiisa Cismaan Oo Sheegay inuu Ka Badbaaday Weerar AL-shabaab ku soo qaadday, Dalkana ka dhoofay

                                          Muqdisho:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Cismaan Salaad oo ah Aabaha Dhalay Marxuumad Nafisa Cismaan ooh ore Kooxda Al-shabaab ugu dileen Degmada Yaaqshiid, ayaa sheegay inuu ka Badbaaday isku day di loo ay Kooxaha Shabaabku doonayeen inay ku dilaan. Cismaan Salaad ayaa intaasi ku daray in inta aan la soo weerarin ka hor telefonka loogu hanjabay, isla-markaana loo sheegay in qudha…

                                          Read More