AMISOM Oo Laga Cabsi Qabo Inay Xanuunka EBOLA U Soo Waaridaan Dhinaca Somalia
Muqdisho:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Waxa Gebi ahaanba Soomalia ka taagan warwar ah in ciidanka AMISOM ay xanuunka Caalamka kaga yaabiyey ee Ebola ay u soo gudbiyaan Gudaha Somalia, waxana ay taasi keentay in la joojiyo Gebi ahaanba kala baddaliddii dhinaca shaqada ee Ciidamada oo qaarkood xaq u leeyihiin ay dalalkoodii dib ugu noqdaan. Iyadoo arrintaas maanka lagu hayo ayuu…
