Halkan Ka Daawo Badhasaabka Cusub Ee Daad-Madheedh Oo Xilkii La Wareegaya
Hargeisa 19 july 2014 (SDN/QJ)waxa xilkii la waregay Badhasabkii cusubaa ee dhawan madaxwaynaha somaliland axmed maxamed silanyo u magacaabay gobalkai dadmadhedh ee oodwayne iyadoo sidoo masuuliyiintii xafladasi ka soo qaybgashyna halkaasi qalab ciyared lagu dugoonsiiyey kooxda gobalsai Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com
