Mid ka Mid ah Garaadada Miisaanka ku leh Gobolka Buuhoodle oo Geeriyooday

    Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu tacsi u dirayaa Garaadada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha iyo Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe Duraan oo ku geeriyooday 19.07.2014 Gobolka Buuhoodle.   Sidoo kale…

    Read More

      ” Dhamaantood waa inay dhintaan (reer falastiin) waa in hooyooyinka xitaa la dilo guryahooda waa in la dumiyaa” Xildhibaanad Yuhuud ah iyo Jawaabta Ra’isal Wasaaraha Turkiga

      Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Cadowtooyada Yahuudu u heyso Falastiin ayaad moodaa in maalinba maalinta ka danbeysa ay usoo if baxeyso sidii hore si ka duwan. Waxaana haatan naceybkeeda soo bandhigtay haweeneey caan ka ah Yahuuda kana tirsan Baarlamaanka taasoo lagu magacaabo Ayelet Shaket, waxa ayna haweeneydani si aan ganbasho laheyn u tidhi ” Dhamaantood waa…

      Read More

        Wasaaradda Deegaanka oo Ka Hadashay Qorshe lagula Tacaalayo Xaalufinta Dhirta iyo Dhuxusha

        Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo:Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay in ay wadaan qorshe lagu joojinaayo dabar goynta lagu hayo dhirta,waxaana ay carabka ku dhufatay in hada loo keenay Shoolado badan oo tijaabo ah ku waasi oo wax badan u tari doona dadka. Wasiir Shukri Xaaji Ismaaciil…

        Read More

          Siyaasi Lafo-guray Dhaxalka Taariikhda U Galay Xukuumadda Kulmiye Ee Afar jirsatay

          Hargeysa:July,19,2014(SDN/QJ)-Xogyaha Siyaasadda ee Xisbiga Waddani Maxamud Raage oo hore  xubin muhiim ah uga Ahaa xisbiga Kulmiye, isla-markaana ka mid ahaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa si weyn u lafo-guray Dhaxalka taariikhda u galay Xukuumaddan oo afartii sanadood u buuxsameen. Maxamuud Raage ayaa Qoraal dheer oo uu kaga Hadlayo waxyaabihii ka qabyoobay xukuumaddan Kulmiye ee ay Mihiimadda…

          Read More

            Kenya:Qoysaska Askartu Kaga Dhimatay Dagaalka ay Somalia Kaga Jiraan Oo Mag-dhaw Loo Ballanqaaday

            Nairobi:July,19,2014(SDN/QJ)-Dawladda Kenya ayaa soo saartay war ay kaga Hortegayso Niyad-jabka iyo Kacdooonka shacab eek a dhanka ah Ciidamadeeda ku dhimanaya Dagaallada ay kaga jiraan Dalka Somalia. Dawladdu waxay si deg deg ah ugu dhawaaqday inay lacago caddaan ah siin doonto dhammaanba Ehellada ay askartu kaga dhimatay Somalia Gudaheeda. Qoraalka ayaa waxaa soo saaray Wasaaradda difaaca…

            Read More

              Weerar Cusub Oo Xalay Laga Fuliyey Deegaanka Xeebta Kenya, Boolis iyo shicib Lagu Laayey

              Lamu:July,19,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Gobolka Xeebta Kenya, ayaa sheegaya in Habeenkii xalay ay kooxaha Al-shabaab Halkaas ka Geysteen Weerar ay ku laayeen Dad Tiro badan. Gaadhi ka soo socdaalay Magaalada Mombassa kuna sii socday Lamu, ayaa dhexda loo galay, iyadoo halkaasna lagu tiro ka mid ahDadkii rakaabka ahaa ee saarnaa Gaadhiga. Xoogagan, ayaa gaadhiga waxay ku…

              Read More

                Madaxweynaha Djibouti oo ka codsaday dawladda Maraykanka in laga caawiyo siddii ciidamo Afrikaan ah loo keeni lahaa xuduuda u dhaxaysa Djibouti iyo Somaliland iyo Madaxweynaha Somaliya oo si aad ah u taageeray

                Hargeysa July 19,2014(SDN/QJ):- Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo ka hadlay arrintaa: Ismaciil Cumar Geele anigu waxaan u arkaa in uu yahay nin aad u neceb Somaliland, run ahaantiina haddii uu awood u yeelan lahaa siddii Siyaad Barre ayuu dhulka ku simi lahaa oo baa’in lahaa   Tan iyo maalintii uu ka…

                Read More

                  Daawo Muuqaalka Wareysgii ugu qosolka badna Feysal Cali warabe oo dhan

                  London July 19,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristyaaasheena sharafta leh halkan idinku so gudbineyaa muuqalka wareysi dhawaan laga qaaday Feysal cali Waareb. Waresigaaan oo taabayanaa dhinacyo badan tabanaayaa sdia siyaasada dibada Somaliland, Wadahadaladii u dhexeeyaya Somaliland & Somaliya, iyo waxa uu qabandonoo hadii Xisbiga Ucid ku guleyto dorashada Somaliland. Hoos ka daawo o kaga bgo wareysigan oo xiiso badan…

                  Read More

                    Shir Weyne Culimada Islaamka ah uga Furmay Magaalada Istanbul iyo Ra’isal Wasaaraha Turkiga oo hadal adag kula hadlay Yuhuuda iyo Reer Galbeedka

                    Istanbul 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirweyne ay ku kulmayaan Culimada Caalamka Islaamka, isla markaana loogu yeedhay ‘Kulanka Culimada Dunida Islaamka ee nabadda, joojinta Xag-jirnimada iyo daadinta dhiigga Muslimiinta, ayaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga, kaasoo uu ka qaybgalay Raysal-wasaaraha Turkiga oo shirkaas ka sheegay inaan loo dul-qaadan Karin, gacmahana laga laaban karin Xasuuqa ay…

                    Read More

                      “Waxaa maanta caalamka ka jiraa is riixida xaga dadka ah umadda reer Somaliland maaha dad badan oo iska caabiyi karta” Sh.Aadan Siiro

                      Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)-Sh. Aadan  X. Maxamuud Xiiray  (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada Diinta ee  Somaliland ayaa u soo jeediyay  xukuumadda gaar ahaana wasaaradda arrimaha gudaha   inay dalka ka saarto dadka soo galootiga ah, oo uu sheegay in ay dhibaato aad u weyn ku hayaan magaalooyinka. Waxaanu tilmaamay Sheekh Aadan Siiro, in dadkaasi…

                      Read More

                        Shirkad Laga Joojiyay Duulimaadyadii ay ku Tagi Jirtay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia Waa Maxay Sababtu?

                        Muqdisho 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda diyaaradaha ee Air Uganda oo hore isugu xidhi-jirtay magaalooyinka Muqdisho iyo Kambala, ayaa shaqadii laga joojiyey amar kasoo baxay hay’adda Duulimaadka ee dalka Ugandha. Amarkan ayaa lagu sheegay inuu la xadhiidho dhanka baadhitaano lagu sameeyey cilado haysata diyaaradaha ay adeegsato shirkada Air Ugandha.  Shirkada Air Ugandha oo hore isugu xidhi-jirtay…

                        Read More

                          Madaxweyne-Xigeenka Somaliland Oo Soo Gunaanaday Tartankii Labada Waxyi Ee Bisha Ramadaan Ka Socday Dalka Oo Dhan Iyadoo Abaal-Marino Qaaliya La Siiyey Ardaydii Ku Guulaysatay Kaalmaha Hore

                          Hargeysa 19 jully 2014 (SDN/QJ):- Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka socday gobollada dalka Somaliland ayaa lagu soo gunaanaday xaflad ballaadhan oo maant lagu qabtay hoteelka Ambassador Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka…

                          Read More

                            Ankara: Baqo Cararka Yuhuuda oo aamini Waayay Safaaradoodii

                            Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Diplomaasiyiintii Isreal ee ku sugnaa Magaalooyinka Ankara iyo istanbul ee Dalka Turkiga ayaa Shalay Galab isaga qaxay dalkaas,kadib markii shacab cadhaysan ay qabsadeen dhismayaashii Safaaradda Isreal ku lahayd magaalooyinka Ankara iyo istanbul.   Wasiirka Arimaha Dibadda ee Isreal Liberman ayaa ku dhawaaqay inay ka soo daad-gureeyeen Diplomaasiyiintii Turkiga u joogay,isagoo arintaas…

                            Read More

                              Nin Maraykan ah oo Sheegtay inuu yahay Boqorka saxaaraha u dhexeeya Masar & Sudan

                              Washington 19.July 2014 (SDN/QJ)- Qisadan waxaa laga yaabaa in akhristayaal badani u qaataan khiyaali laakiin waa mid xaqiiqo ah, Nin u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Jeremiah-Heaton ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Boqorka dhulka saxaaraha ah ee u dhexeeya dalalka Masar iyo Sudan isla markaana gabadhiisa ugu magacaabay inay ka tahay Amiirad, isagoo xitaa…

                              Read More

                                Faransiiska oo Heshiis la Galay Mali & Madaxweyne Holland oo Booqanaya Galbeedka Afrika

                                Burkino-faso 19.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dalka Faransiiska Fransua Holland ayaa ka degay Magaalada Abidjan, socdaal la aaminsan yahay inuu leeyahay ujeedooyinka dhanka dhaqaalaha ah, iyadoo faransiisku u arko dalka Burkino-faso dalalka ugu muhiimsan ee heshiiska ganacsi la leh ee ku yaalla galbeedka qaaradda madow. Socdaalka Madaxweynaha ee magaalada Abidjan oo muddo saacad ah dib uga…

                                Read More

                                  Masar oo Dhisanaysa Caasimad Cusub oo Xukuumaddu Degto Si ay u Faaruqiso Qaahira

                                  Qaahira 19.July 2014 (SDN/QJ)- Golaha wasiirada ee Xukuumadda Masar ayaa fadhigoodii maalinimadii Arbacada ee Todobaadkan waxa ay ku falanqeeyeen qorshe ay soo bandhigtay wasaaradda guryaynta oo lagu yagleelayo dhismaha caasimad cusub oo xukuumadu fadhiisimadeeda ka samaysan doonto. Caasimadan cusub ayaa la qorsheeyey in dhismaheeda laga bilaabo  meel dhanka bari ka xigta caasimadda xiligan ee Qaahira…

                                  Read More