Bakhtiga Kalluunka Oo Toddobaadyadii ugu Dambeeyey Qariyey Xeebaha Gobolka Sanaag iyo Sababaha Loo Aanaynayo

      Ceerigaabo:14-April-2014(SDN)-Dadweynaha Deggen xeebta Gudban ee waqooyiga Gobolka Sanaag, ayaa indhahoodu ayaamihii ugu dambeeyey Qabanayeen Kalluun tiro badan oo meyd ah, kaasoo ku soo caaryey Goobaha xeebaha ah. Sababta Kalluunkani u soo Caariyey, ayaa lagu sheegay inay ugu wacan tahay doonyaha iyo maraakiibta Halkaas ka kalluumaysta Gaar ahaan noocyada Xaawiga iyo Jiriifka oo fara baas…

    Read More

      Tiradii ugu Badnayd ee Ka Tirsan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Oo Soo Saaray War-saxaafadeed ay Dibadda KU Dhigeen Caddaalad-darro ku Dhex Huursan Wasaaradda

      Hargeysa:14-April-2014(SDN)-Cadaadiskii iyo Caddaalad Darradii ay qabeen shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa ugu dambayntii Oodda jabsatay, waxana dhibka ay qabaan caddeeyey tiro badan oo shaqaalaha ka mid ah. 20-ka mid aha shaqaalaha wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland, ayaa maalinti shalay soo saaray Warsaxaafadeed ay kaga soo horjeedaan nidaamka ay masuuliyiinta wasaaraddaas ula dhaqmaan iyo hannaanka ay…

      Read More

        Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE ayaa ka mahadceliyey dadaalka UAE ee arrimaha Amniga iyo dib u dhiska Dalka

        Muqdisho, 13 April 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee UAE, H.E. Mohamed Al-Othman. Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. ” Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta aad iyo aad bey ugu faraxsantahay in maanta xiriirkii…

        Read More

          “Xukuumadu marka ay XidhXidhayso Saxaafada waxaan u arkaa inay axsaan u samaynayso,balse anigu Iyagoo Feedho qaawan inay Meesha ka baxaan…..” Gudoomiyaha Golaha Dhexe Kulmiye {DHAGAYSO}

          Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha golaha-dhexe ee Xisbiga taladda haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) ayaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya oo uu Siiyay Shabakada Somalidiasporanews.com ayaa Waxa uu kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid Yihiin Albaabo u Xidhista Wargayska Haatuf, Qabanqaabada Shir Weynaha 3aad ee  Mudo Dhaafay ee Xisbiga Kulmiye,Qaabka lagu…

          Read More

            Wasaarada Duulista oo Si adag uga Jawaabtay War Sheegaya in Wasiirka Duulistu ku eedeeyay beesha degta Konfurta hargaysa inay Baloodhaysanayaan Madaarka

            Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Wassaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland   waxay ay si adag u beeninaysaa war Been abuur ah oo uu maanta qoray wargeysa Ogaal “  Wasiirka Duulista oo ku Eedeeyey beesha degta Koonfurta Hargeysa inay Doonayso Sidii ay Baloodho uga dhigan Lahaayeen Madaarka Hargeysa .” Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka Wasaarada…

            Read More

              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

              Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Waraxad13.mp3″] Hargaysa SDN….

              Read More

                “Maanta waxaa uu waagu inoo baryey maalin ka mid ah maalmaha Siilaanyo Lagu Xasuusan doono” Mujaahid Xasan Guure

                Hargaysa 13.April 2014 (SDN)-Guddoomiyaha Gudida Madasha Wada Tashiga Mujaahid:Xasan Guure Jaamac ,ayaa  si kulul u dhaliilay rasaastii maanta galinkii hore booliska Somaliland gaar ahaan ka caasimadda Hargeysa uu kala hor tegay ardayda Jaamacadda Hargeysa oo muddaraad salmi ah kaga cabanayay lagac lagu kordhiyay. Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Maanta Warbaahinta ugu warmaayey magaalada Hargeysa, ayaa…

                Read More

                Liverpool oo Faraciddile Ku Baxsatey Markii 3-2 Ku Ambibixisey Man City. By Jaahuur.

                London-13,April-2014-(SDN)-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska iyo Liverpool oo hal ciyaari uga dhimantahay hanashada horyaalka Ingiriiska (Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay galabta dhexmartey Liverpool iyo Man city,runtiina waxay ahayd ciyaar aan waxba la isu reeban qolo waliba waxay ku dadaaleysey 3-da dhibcood jeebka ku ridato. Tageerayaasha labda dhinac…

                Read More

                  “Waxaa Gacanta lagu Dhigay 45 Ruux oo Rabshada Waday” Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Jeeniyare, Ayaa maanta ka Cadeeyay inay Ciidamada amaanku maanta qabqabteen ku dhawaad 45 dhallinyaro ah oo Maanta Magaalada Hargaysa ka sameeeyay Mudaharaad.. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Waxa uu Sheegay in dhallinyaradan la Xidhay ay ahaayeen kuwii Rabshada dhaliyay Isla markaana ka dhego adaygay Ciidamada amaanka ee…

                  Read More

                    Qisadii Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka Qaybtii 2aad {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Waa Qaybtii labaad ee Qisadii Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka ee ka Dhex Unkantay Hal abuur Maxamed Cabdi Wabax iyo Mid ka Mid ah Hablihii Gayaankiisa ahaa . Sheekadan oo ah Qiso dhab ah Waxay ka Bilaabantay kuna dhamaatay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Waddanka Somalia . Shabakada Somaliadiasporanews.com ayaa Nasiib…

                    Read More

                      Xuska Maalinta Ciidanka Xooga dalka Somalia oo lagu qabtay Garowe

                      Garowe 13.April 2014 (SDN)- Munaasibad lagu xusayo maalinta ciidanka xooga dalka Somalia ayaa maanta  lagu qabtay magalada Garowe xarunta Puntland. Xuskan oo ka dhacay xeradda ciidamada 54-aad waxaa kasoo qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland,saraakiisha ciidanka iyo dadwayne kale waxana ciidanka xerada ku jira ay soo bandhigeen dhoolatis kala duwan oo ay ku maamusayan maalinta…

                      Read More

                        Ra’isal Wasaaraha Dawlada Somalia oo Soo Kormeeray Xarumaha Dawlada ee Kismaayo

                        Kismaayo 13.April 2014 (SDN)-Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Bangiga, xarunta caymiska, dekedda, isbitaalka iyo goobaha waxbarashada ee degmada qaarkood ayuu booqday raysul wasaaraha. Cabdiwali Sheekh Axmed  ayaa warbixinno ka dhageystay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee…

                        Read More

                          “Ardayda Jaamacada Hargaysa iyaga ayaa ka baxay Heshiiskii aanu Wada Gaadhnay” Wasiirka Waxbarashada {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 13.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa maanta ka hadashay Cabasho ay ka Muujiyeen Ardayda Wax ka barata Jaamacada Hargaysa Korodh lagu sameeyay Kharashka ardayda ay wax ku bartaan. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan Waxay Sheegtay inay soo dhex gashay kadib markii…

                          Read More

                            Ururka Samafalka ee Hablaha Garoodi oo qabanaya shirwaynahoodii 5aad kuna soo bandhigi donaa wax qabadkodii

                            London:13April14(SDN) ururka samafalka ee hablaha garoodi ayaa waxay ku dhawaqeen inay qabanayaan shirwaynahodii shanaad ee ururka mar aan la xiriiranay qurbejoog.com ayaa waxa u shegeen in shirwaynahan shanaad uu noqon dono mid lagu soo bandhigo waxqabadki mudadii uu jiray ururka oo ay fuliyeen dhaqtarka salaxley iyo wadada cad oo ay qayb libaax ka qateen waxana…

                            Read More

                              Mudaharaad ay Sameeyeen Ardayda Jaamacada Hargaysa oo Qaybo ka Mid ah Magaalada kala Xidhay iyo Arday Xabsiyada lagu guray

                              Hargaysa 13.April 2014 (SDN)-Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa Ardaydii saaka Mudaharaadka samaysay ku xidh xidhay Saldhigyada Magaladda Hargeysa, iyaga oo ka hor intii aan la kala qaybin isugu soo ururiyey xarunta wershadii Laydhka ee bakhtiday oo ay ka dhigteen saldhig ku meel gaadh ah. Taliyaha Hawl-gelinta Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa markii Ardayda lagu soo ururiyey xarunta…

                              Read More

                                Shabaabka oo Cunaqabateyn ku soo rogay magaalooyinkii dhawaanta laga saaray

                                Muqdisho April 13,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al Shabaab ayaa cunaqabateyn ku soo rogay magaalooyin dhawaan ay ka saareen ciidamada AMISOM ee Midawga Africa. Kooxda Shabaabka ayaan ku dagaalamin gebi ahaanma dhawr magaalo oo ay gacanta ku hayeen sanadihii u danbeeyay. Shabaabka ayaa magaalooyinka ku yaal koonfurta Soomaaliya u isticmaali jiray in ay ka qortaan dhalinyaro u dagaalanta isla…

                                Read More

                                  Shabaabka iyo masuuliyadooda Waxa Nairobi ka Socda (FAALLO)

                                  Nairobi April 13,2014(SDN/QJ)-Waxa maalmihii u danbeeyay magaalada Nairobi khasatan xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Eastleigh  ka socday hawlgalo ay ciidamada Kenya ku ugaarsanayeen Soomaalida magaaladaa degan. Hawlgalada ayaa waxa canbaareeyay ururada bulshooyinka iyo kuwa u dagaalama xuquuqda Aadanaha,sidoo kale waxa digniino dhawr ah arinkan ka soo saaray Qaramada Midoobey hayadeeda qaxootiga u qaabilsan ee…

                                  Read More

                                    WAR DEGDEG AH: Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Mudaharaad Ku Kala Xidhay Waddooyin Halbawle ah, Booliska oo Rasaas Nool u Adeegdaday iyo Xaaladda OO Cakiran

                                    Hargeysa:14:13-April-2014(SDN)-Ardayda Jaamacadda Hargeysa, ayaa Gadood ka Sameeyey Lacago uu ku Kordhiyey Maamulkoodu, waxana ay Saaka u dareereen Mudaharaad Ballaadhan oo ay ku kala Xidheen isu socodkii Magaalada. Cutubyo ka Tirsan Arday Jaamacadda Oo Wata  boodhadh ay ku xardhan yihiin sida ay uga soo Horjeedaan lacago lagu kordhiyey, ayaa u soo dhaqaaqay dhinacaas iyo wasaaradda waxbarashada,…

                                    Read More

                                      Xiisadda Bariga Ukraine oo Cakiran iyo Maraykanka oo Hanjabaad diray

                                      13,Apr.2014(SDN/QJ)-Xaaladda cakiran ee haatan ka taagan dalka Ukraine ayaa waxay kala irdhaysay Xidhiidhkii Diblumaasiyadeed ee ka dhexeeyay wadamadda Ruushaka iyo Reer Galbeedka.waxaanqa soo baxaya hanjabaadyo kala gadisan oo iska soo daba-dhacaya oo mid kastaa uu  dhinaciisa sheegaynayo inuu sharciyadda ku taaganyahay. Taalabdii ugu danbaysay ayaa ahayd ka dib markii Wasiirka Arimaha Dibadda ee Markaynku uu…

                                      Read More