Korontadda Laga Dhalinayo Dhaamka Renaissance oo Somaliland la soo Gaadhsiinayo
Hargaysa 12.April 2014 (SDN)-Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland Janaraal Berhe Tesfaye ayaa sheegay in aanay jirin wax dhaqaale ah oo uu dibadda ka helay dhaamka weyn ee balaayiinka doolar ku kacaya ee dab dhalinta Itoobiya, balse uu adduunkaasi ka imanayo oo keliya dadka Itoobiya gudo iyo dibadba iyo muwaadiniinta dalal Afrikaan ah. Janaraal Tesfaye waxa uu sheegay in uu…
