Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18 May
Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Digreeto Madaxweyne ku magacaabay Guddida Qaban-qaabadda Xuska 18 May, oo uu gudoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Cali Maxamed Warancade. Warsaxaafadeedkan oo uu Ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleeban Dhuxul soona Gaadhay Shabakada Qubejoog.com ayaa Waxaa Xubno ka…
