Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WararCaawa7(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog.com

    Read More

      Ra’isal Wasaaraha Somalia oo ka Hadlay Dilkii Labada Sarkaal ee Qaramada Midoobay

      Muqdisho 07.April 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geerida labo saraakaal oo ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay, kuwaas oo maanta lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Saraakiisha la dilay oo u shaqeynayay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka dambiyada iyo muqaadaraaddaka (UNODC) ayaa barqadii maanta lagu toogtay…

      Read More

        Milicsiga Dharaartii Dharaaraha 33 Guuradii SNM 06/04/1981-06/04/2014 Qallinkii: Boobe Yuusuf Ducaale

          Bal hadda aan yar daymoonno sidii uu Hadraawi arrintan ugaga maansooday Tixdiisii mahadhada reebtay ee Daalalley. Wuxu yidhi:   “Nimaan diiftu saarreyn, Dusha sare ka qolof dhicin, Dubatadu ku shaacnayn, Nimaan daawo-shiilleyn, Ama degel ku sheelleyn, Ama debed ku sheegnayn, Daymadaydu suureyn, Waxa loogu digayaa, Dohdu Waamo maahee, Dirir baa ka socotee, Firdhisada iskaga…

        Read More

          20-Guuradii ka soo wareegtay Xasuuqii ka dhacay sannadkii 1994-kii Dalka Rwunda oo maanta laga xusayaay Dalkaasi.

          07,Apr.2014(SDN)-Waxa maanta iskugu tagay Magaalo madaxda Dalka RWunda ee Kigaali,madax sare oo ka socta Caalamka iyo Afrika,iyadda oo la xusayay  dadkii lagu xasuuqay dalkaasi 20 sanno ka hor.kaas oo lagu dilay dad ka badan 800,000 oo dad ah. Xaflad balaadhan maanta oo isniin ah ka dhacday Magaalo madaxda dalkaasi ee  Kigali,ayaa Madaxweynaha dalkaasi iyo Xog-hayaha…

          Read More

            War Degdeg ah: Xaruntii Wargeyska Haatuf Oo Ciidamo Hubaysani La Wareegeen

            Hargeysa:07-April-2014(SDN)-Waxa Daqiiqado ka hor Ciidamo Hubaysani ay La Wareegeen Xaruntii Wargeyska Haatuf oo ka mid ahaa Wargeyska Madaxa Bannaan eek a soo Bixi jirey Magaalada Hargeysa. Ciidankan la wareegay Xarunta Wargeyska, ayaa la Sheegay inay SHeegeen inay Sitaan Waaran Maxkadeed oo uu ku Saxeexnaa Garsooraha Maxmakdda Gobolka Maroodi jeex Axmed Ismaaciil Dalmar. Xilliga la Xidhayey…

            Read More

              “Iminka Waa La Diyaariyay Siyaasadii Maamul Daadejinta” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland {DHAGAYSO}

              Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka furay Huteel Maansoor Shir lagaga hadlayo Maamul daadejinta. Shirkan oo Socon doona Mudo Sadex Cisho ah Waxaa Ka qayb galay Maayarada Magaalooyinka laga Wado Mashruuca Maamul Daadejinta ee Somaliland,Saraakiil ka Socotay Hay’adaha Qaramada Midoobay,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada…

              Read More

                Dawlada Kenya oo dalkeeda ka Masaafurinaysa Somalida aan Sharciga haysan

                Nairobi 07.April 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo qunsulka safaaradda Soomaalida ee Kenya Siyaad Maxamed Shire ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga ee dalka Kenya Joseph Ole Lenku. Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaalida ku nool…

                Read More

                  Qaramada Midoobay Oo Qoraal Cambaarayn iyo Amar iskugu Jira Ka Soo Saartay Dilkii Galkacyo Loogu Geystay Saraakiishii u Shaqaynaysay

                  Nairobi:07-April-2014 (SDN)-Saacado uun ka dib markii Magaalada Galkacyo lagu Khaarajiyey Laba Nin oo Ajaanib ah, ayuu Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia si kulul u cambaareeyey Falkaas. Qoraalka Nicholas Kay, waxaa lagu farray madaxda dawladda Puntland in ay baadhitaano buuxa ku sameeyaan arrintan isla markaana cadaaladda horkeenaan cidda ka dambeysay, Isagoo intaas ku daray in Qaramada…

                  Read More

                    Ardayda iyo maamulka Dugsiyadda Salaama oo maanta ku wareejiyay lacag ay kaga qeyb qaadanayaa Dhismaha Waddada Ceerigaabo Wasiirka Wasiirka Waxbarshadda Jsl,Marwo: Samsam Cabdi Aadan

                    07,Apr.2014(SDN)-Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiyadda Salaama,ayaa maanta ku wareejiyay lacag dhan 2,300$ oo ay kaga qeyb qaadanayaan dhismaha Wadooyinka Somaliland,gaar ahaana Waddada Ceerigaabo Wasiirka Wasiirka Waxbarsha iyo Tacliinta Sare ee Somalilnad Marwo: Samsam Cabdi Aadan.xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Dugsigaasi,ayaa waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Maamulaha…

                    Read More

                      Gaalkacayo: Laba Sarkaal oo Qaramada Midoobay u Shaqeeya oo la dilay iyo Madaxweyne Gaas oo Gaadhay

                      Gaalkacayo 07.April 2014 (SDN)- Labo shaqaale ajenbi ah oo ka tirsanaa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka daroogada iyo dambiyada ee UNODC ayaa maanta lagu dilay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo Cabdi Siciid Dhaga-weyne oo la hadlay Warfidiyeenka ayaa sheegay in askari ka tirsan ilaalada garoonka uu…

                      Read More

                        Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Fasiri kari la sababta keenta Xanuunka Geella lagu soo celiyey

                        07,Apr.2014(SDN)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaan illaa hada jawaab lagu qanci karo ka soo saarin sababta keentay in Dalka Dib loogu soo celiyo Geellii ka dhoofay Maxjarada Berbera ee lagu baadhay. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir ayaa Hargeysa ka kaxaystay koox Dhakhaatiir ah oo la sheegay in aanay ahayn kuwii khubarada ku ahaa…

                        Read More

                          Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Bandhigay Qorshaha Siday Borama U Yeelan Lahayd Public Libaray Oo Lagu Qabtay Xalay Magalada London(Daawo Sawiro

                           London07April14(SDN)Bandhig balaadhan oo lagu soo bandhigay siday Borama u yeelan lahayd public libaray oo lagu qabtay xalay Magalada London. Iyo abaalmarino la gudoonsiinayey bulshada reer awdal dadkooda waxtarka ku soo kordhiyey Gobolka Awdal,bandhigas ooy soo qabanqaabiyeen Ururka Adal unity and Development oo ay Hormood ka ahaayeen Maxamed Ibraahim Huseen iyo Idil Ahmed Daahir & Hawa…

                          Read More

                            Xogtii ugu muhiimsaneyd baadi-goobka Duyuuradii Malaysia Airlines MH370 oo la shaaciyay

                            Perth April O7,2014(SDN)-Madaxa baaritaanada duyuurad mudo bil haatan la baaadi goobayay oo laga leeyahay dalka Malaysia ayaa haatan markii u horeysay shaaciyay xog muhiima oo muujineysa in duyuuradaasi ku dhacday badweynta India. Angus Houston oo ah madaxa dedaalada lagu baadi goobayo Duyuurada Air Malaysia duulimaadkeedii MH370 ayaa sheegay in shalay markab China laga leeyahay uu markii…

                            Read More

                              Maanta oo ay Ku Beegan tahay Maalinta Caafimaadka Adduunka, Danyarta Somaliland Oo Xaaladii Ugu Liidatay Ku Sugan Iyo Mihnadlayaashii Caafimaadka Oo Noqday Ma Naxaan Aan U Damqan Danyartooda Diifayan

                              Hargeysa:07-April-2014(SDN)-Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 7-da Bisha April, waxana Dunida laga Xusaa maalinta Caafimaadka Adduunka, balse Dad badan oo Somaliland ku dhaqan macno uma samaynayso taasi. Xuskaas Adduunku u samaynayo Maalinta Caafimaadku Gudaha Somaliland lagama Dareensana, waxana Dadka Danyarta ah ee Dalka ku nooli la Tiicayaan Murugo iyo dhibaato ay Xanuuno ruuq dheeraaday ku reebeen…

                              Read More

                                Baarlamaanka Somalia Oo Go’aansaday Inay Wufuud U Diraan Saddex Dal Oo Soomaalida Lagu Dhibaateeyo

                                Muqdisho:07-April-2014(SDN)-Baarlamaanka Somalia, ayaa Haatan bilaabay Qorshe ay ugu Gurmanayaan Dad Soomaali ah oo ku dhibaataysan Meelo ka Baxsan Somalia. Xildhibaan Maxamed Nuuraani Abakar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah gudiga arimaha dibada ee baarlamaanka ayaa sheegay inay Go’aamiyeen in  ay wafdi xildhibaano ay ugu dirayaan saddex dal oo qaxootiga Soomaaliyeed ay ku…

                                Read More

                                  Maamulka Kooxda Arsenal Oo Si Kulul U Beeniyey Inay Xidhiidh La Leeyihiin Wiilka Ku Biiray Dagaalyahannada Syria

                                  London:07-April-2014(SDN)-Hoggaanka Sare ee Kooxda Dalkaasi Ingiriiska ka dhisan ee Arsenal ayaa Beeniyey Warar Warbaahintu Baahisay oo Sheegayey in Abu Isa Al-andalus (Abu Ciise Al-andalus) uu ka mid ahaa ciyaartoyda kooxda Arsenal.   Masuuliyiinta ka tirsan Arsenal ayaa sheegay in Abu Isa aanu  u soo ciyaarin  Arsenal waxayna intaa ku dareen inaanu u diiwaan gashanayn magacaas….

                                  Read More

                                    Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Soo Diyaariyey Nolosha ay ku Sugan yihiin Ciidanka Ugand Ee Somalia Jooga Oo Baruur Aawadeed Shaqadii Gudan Kari La’

                                    Muqdisho:07-April-2014(SDN)-Todobaadyo kahor ayey ahayd, markii askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya joogaa uu Wargeyska The Star ee dalka Kenya kasoo baxa u sheegay, in ciidamada AMISOM aanay dani ugu jirin xasillooni ka dhalata dalka Soomaaliya, maadaama ay faa’iidooyin badan ku qabaan, kusii negaanshahooda Soomaaliyana ay uga dhigan tahay inay lacag badan heli doonaan.  …

                                    Read More

                                      Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo kala Diray Golihiisii Wasiirrada

                                      Gaalkacyo:07-April-2014 (SDN)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale ”Qeybdiid” ayaa Maalintii shalay kala diray Golihii Wasiirada Maamulka Galmudug ee uu Madaxda u Yahay. Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in  la kala diray Wasiiradii iyo Wasiirro ku Xigeenadii Maamulka Galmudug oo in muddo ah Shaqadaas soo Hayey.   Sababta Loo Kala…

                                      Read More