Raxan maraakiib Dagaal oo laga leeyahay Iran oo dekedda Jabuuti ku soo xirtay
Jabuti April 10,2014(SDN)-Raxan maraakiib kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Iran ayaa ku soo xiratay dekedda Jabuuti sida ay daabacday wasaarada difaaca ee dalkaasi. Ujeeda raxantan maraakiibta dalgaalka ee dalka Iraan ay ku soo gaareen gobolka ayaa lagu sheegay in ay tahay in kor loo qaado awooda ciidan ee dalkaasi gobolka ku leeyahay. Maraakiibtan…
