Madaxweynaha Puntland Oo Xariga Ka Jaray Wadooyin Laami Ah Oo Laga Hirgeliyay Bosaso

    Bosaso Mar 28,2014(SDN)- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, gudoonka Gobolka Bari Cabdi-samad Max’ed Gallan, Duqa Degmada Boosaaso Xassan Cabdalla Xasan iyo xubno kale oo muhiim ah ayaa xariga ka jaray wadooyin laami ah oo laga dhisay magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Wadooyinka uu madaxweynuhu xariga ka jaray…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii abaaraha ee IGAD

      Muqdisho, March 28,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya MudaneCabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii magaalada Kampala ay uga qeybgaleen shir looga hadlayay ka hortagga abaaraha ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shalay khudbad ka jeediyay shirkaasi looga hadlayay abaaraha oo ay…

      Read More

        Haayadda la dagaalanka musuqmasuqa ee fadhigeedu yahay London oo ku baqday Bulshada reer Somalilanad Gacan ka siiso la dagaalanka Musuqmaasuqa

        28March14(SDN) Ujeedo: Warsaxafadeed iyo codsi ku socda dhamaan shaqalaha haay’aadaha iyo wasaradah iyo Wakaaladaha Jamuuryada Somaliland gaarahaan Shaqaalaha waaxaha Maamulka lacagta iyo Mashariicda kala duwan ee ka hawlgala haayadaha Dawliga ah ee puplica ah/ kuwa gaarka loo leeyahay ee private ka ah iyo kuwa aan dawlihga ahaayn ee NGOs loo yaqaano, siiba kuwaa qaata koontragyada(contractorska)…

        Read More

          Maaamulka Axmed Madoobe Oo Si Buuxda U Taageeray Maamulka Saddexda Gobol Ee Baydhabo Lagaga Dhawaaqay

          Kismayo:28-March-2014 (SDN)-Hal maalin kadib markii Xarunta Gobolka Baay ee Baydhabo lagaga Dhawaaqay Maamulka Saddexda Gobol ka kooban, ayey Maamulka Jubba land ku dhawaaqeen Aragtidooda ku aaddan Maamullada laga dhisayo Baydhabo. Maamulka Axmed Madoobe ayaa si rasmi ah u sheegay inay Taageero buuxda siinayaan Maamulkan Cusub ee Saddexda Gobol ah, waxana ku sheegeen inuu yahay mid…

          Read More

            Baydhabo oo lagu doortay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya

            Baydhabo Mar 28,2014(SDN)-Waxa magaalada Baydhabo lagu doortay madaxweynaha maamul Goboleeedka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Maxamed Xaaji Nuur oo ka koobnaan doonaan gobolada Bay Bakool Gedo, Shabeelaha Dhexe,Jubooyinka Hoose iyo Dhexe. Shirka madaxweynaha lagu doortay oo magaalada Baydhaba ka socda mudo ayaa wax aka qeybgalay in ka badan 700 oo xubnood. “Waxaan ka shaqeyn doonaa…

            Read More

              Soomaalida Bristol oo ka baaqatay kulan looga hadlayay sababha Police-ku u joojiyaan una baaraan dadka

              Bristol Mar 28,2014(SDN)-Soomaalida ku nool magaalada Bristol ee dalka Britain ayaan ka xaadirin kulan Police-ka magaaladaasi qabteen oo looga hadlayay qodobo ay hore uga cawdeen. Soomaalida ayaa dhawaan ka cawday fal ay Police-ka magaalada Bristol ku weydiiyeen rag Soomaali ah oo ku sugnaa maqaaxida Star iyaga oo baadi goobaya nin denbiile ahaa. Police-ka Bristol ayaa…

              Read More

                Dhammaanba Masuuliyiintii Dawladda Federalka u Joogay Degmada Afgooye Oo Xilalkii Laga Qaaday iyo Kuwo Cusub oo La Magacaabay

                Muqdisho:28-March-2014 (SDN)-Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii loga xayuubiyay dhammaan masuuliyiintii mamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose.   Wareegtadan xil ka qaadista ah ayaa waxaa ay ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya mudane C/laahi Goodax Barre.   Waxa lagu sheegay Wareegtadan in Madaxdii  haysay maamulka…

                Read More

                  Sababta Dr Macow Loo Xidhay Oo Iskugu Biyo Shubatay Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Koox Dhakhaatiir ah oo Heshiis ku ah Dhiig-miirashada Danyarta

                  Hargeysa:28-March-2014(SDN)-Waxa uu war ka soo Baxay Sababta Rasmiga ah Ee Dawladda Somaliland u xidhay Dr Macow oo Dhawaan Xarun Caafimaad ka Furtay Magaalada Hargeysa, kaas oo La Qabtay Xilii Uu Doonayey inuu  Bilaabo Shaqada Xaruntiisa Cusub. Ciidanka Booliska ayaa Taxaabay Diktoorkan xilli ay Dad Badan oo Dalka ku dhaqani sii Goosteen Tigidhada Loogu Gelayo ka…

                  Read More

                    Shirkii IGAD ee ka hortaga abaaraha oo la soo gabagabeeyey iyo R.wasaaraha oo khudbad ka jeediyay

                    Kampala, March 28.2014(SDN)-Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bishan March.   Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah madaxweyneyaasha iyo hogaamiyeyaasha dalalka IGAD, ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha dalka…

                    Read More

                      Ra’isal Wasaaraha Somalia iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya oo Kulan Ku Yeeshay Nairobi

                      Nairobi 27.March 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuuamadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Aamina Maxamed. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya, oo lagu amray in ay ka baxaan magaalooyinka oo ay ku…

                      Read More

                        Dhagaysiga Dilkii Foosha Xumaa ee Marxuumad Ruqiya oo Maxkamada G.Hargaysa ay Amboqaaday

                        Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa shalay la horgeeyay gabadh ku eedaysan inay ka danbaysay dilkii loo geystay marxuumad Ruqiya Siciid  Ayaanle oo dabayaqadii bishii hore maydkeeda laga helay guri ku yaala xaafadda New Hargeysa oo gabadhaasi deganayd  iyo sideed qof oo kale oo falkaasi kula eedaysan. Dhegaysiga dacwadaasi ayaa markii labaad shalay …

                        Read More

                          Magaalada Garowe oo laga Dajiyay Maxaabiis Budhcad Badeed ah oo laga soo Qaaday Seychelles

                          Garowe 27.March 2014 (SDN)- Sagaal qof oo maxaabiis ah oo loo haysto falal burcad badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Maxaabiista oo lagu soo xukumay jasiiradda Seychelles ayaa xabsigooda ku dhamaysan doona magaalada Garoowe, sida uu sheegay ku-xigeenka xeer-ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamed Xareed Faarax. Hay’adda…

                          Read More

                            Ciidamada Amaanka ee Somaliland oo Saldhiga Dhexe Su’aalo ku Weydiinaya Dhakhtar Macaw oo Dad Badani Isu Diiwaangeliyeen inuu baadho,Adduun badana laga qaaday

                            Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta duhurkii albaabada u laabay xarun caafimaad oo uu baadhitaan ka waday Dr. Cali Macaw oo ka yimid magaaladda London ee dalka Ingiriiska kaasi oo  ay isku diiwaan geliyeen 2000 oo qof oo ka kala yimid goboladda dalka iyo qaar ka mid ah wadammadda jaarka la ah…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Hogaanka Kulmiye ka Dalbaday inay Ceebaha Dul Hoganaya ka Jeediyaan Si Dhakhso ahna u Qabtaan Shirweynihii Mudo Dhaafay ee Xisbiga Kulmiye

                              Hargaysa 27.March 2014 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay u yeedhay Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu Amray sida Ilo wareed kulankaasi u dhuun daloolaa sheegeen in sida ugu dhakhso badan loo soo Af-jaro muranka ka taagan Saami qaybsiga Ergooyinka Shirweynaha. Kulanka Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse dhex maray ayaa lagu soo…

                              Read More

                                Agaasimaha SONYO Oo Guriga Cad Ee Maraykanka Looga Arrimiyo Kula Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Maraykanka SAWIRO

                                Washington 27.March 2014 (SDN ) Agaasimaha Fulinta ee Dallada Ururada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO, Mr. Siciid Maxamed Axmed ayaa socdaal ku jooga dalka Maraykanka. Waxa uu ka qayb galayaa barnaamij ay wado Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka oo la yidhaahdo International Visitors Leadership Program (IVLP). Waa barnaamij ay dawlada Maraykan si toos ah…

                                Read More

                                  Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Kulmiye Ku Eedeeyey Hab Dhaqan Halis Ku Ah Jiritaanka Qaranka.

                                  Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Ku Simaha Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani, Ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Afraad Ee Xisbigaasi Mudane Cabdi Raygal Ayaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Uga Shakiyay Heerka Ilaalinta Qaranimada Somaliland. Sidaasna Waxa Uu Ku Sheegay War-Saxaafadeedkan oo u dhigan Sidan:- “Waxaa baryahan dambe isa soo taraya maamul xumo baahsan oo…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo ka Gaws Qabsaday shaqada hantidhowrka Puntland,Somaliland ku Xidhiidhiyay Wada Shaqaynta Axmed C.Godane

                                    Garowe 27.March 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng,Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo maanta 26.March.2014 socdaal ku tagay qaar ka mid ah wasaradaha dowladda ayaa sheegay inuu soo arkay qaar shaqaynaya iyo kuwo laga maqan yahay. Camey ayaa sheegay inay jirto habacsanaan ka jirta qaar ka mid ah wasaradaha dowladda wuxuna sheegay in looga baahan…

                                    Read More