Dagaal Beeleed ka qarxay aaga Garisa ee Woqooyi Bari Kenya
Garisa Mar 26,2014(SDN)-Dagaal beeleed ka qarxay degaanka ku teedsan magaalada Gaarisa ee gobolka Woqooyi Bari Kenya ayaa waxa lagu gubay tuulooyin. Dagaalka ayaa waxaa ku baro kacay in ka badan 100 qoys oo colaadaha isaga yaacay sida uu saxaafada u sheegay Guddoomiyaha Garisa Rashid Khadar. Beelaha Dagaalamay ee Cawlyahan iyo Cabdiwaq ayaa hore waxa uu…
