AL –ZIIZI oo iska casilay Hogaankii Ciidamadda iyo Wasiirka Difaaca
Masar,27,march,2014(SDN)-Wasiirkii Gaashandiga ee Wadanka Masar Cabdifataax Al-Ziizi,ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo jagadaasi.si uu Qalaanqal ugu yeesho U cararida Jaggada Madaxtinimadda ee Dalkaasi. Ziisi oo ka hadlayay Tv-ga Qaran ee dalkaasi ayaa hadal uu shacabka ugu talogalay oo jeedyay waxa uu ku yidhi “Maanta waa maalintii ugu danbaysay ee aan hortiina taaganahay,aniga oo xidhan dharka…
