“Xamarji Oo Badhasaab ah ayuu Nin Cadayga Burco ku Iibiyaa Xirsi Telefoon u soo Diyarayaa Oo Odhanayaa….” Guuleed Daahir
Hargeysa:-24-Jan-2014(SDN)-Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Sababaha Rasmiga ah ee uu Guddoomiye Xamarji uga Tegay Xilkii uu u Hayey Bulshada Gobolka Togdheer. Guuleed Daahir oo maalintii shalay Warbaahinta kula Hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa xusay inuu Xamarji shaqadiisii u gudan kari waayey oo u ga tegay Gacan-togaalayn…
