Mareykanka oo ilgaara ku eegaya Soomaalida Minneapolis

    Minneapolis Jan 25,2014(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay ilgaara ku eegaya dhaqdhaqaaqa Soomaalida dalkeeda ku nool khaasatan Minneapolis oo hore Soomaali uga tagtay ay u Jihaad tegeen Soomaaliya. Rep. Mike McCaul,oo ah madaxa guddida amniga Qaranka ee Baarlamaaka Mareykanka ayaa sheegay in Al Qaacida aaney baxsad aheyn ayna ku kobceen Bariga dhexe…

    Read More

      Jarmalka oo Xabsiga Dhigay nin Shabaabka ku biiray

      Berlin Jan 25,2014(SDN)-Maxkamad ku taal dalka Jarmalka ayaa xabsiga dhigtay nin dalkaa u dhashay oo ku biiray kooxaha xagjiriinta ah ee dalalka Soomaaliya iyo Pakistan. Ninkan oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Turkiga oo la yiraahdo Emrah Erdogan isla markaana ah 25 jir ayaa Policeka dalkaasi telephone uGu sheegay in Al Qaacida ay dhiig…

      Read More

        DAAWO:Khudbadii Madaxweynaha cusub ee maamul Gobleedka Puntland oo ka jeediyay xafladii caleema saarka

        Garoowe Jan25,2014(SDN)-Madaxweynaha cusub ee maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasibadii la wareega xilka madaxweynenimo waxa uu uga hadlay arimo dhar ah oo ku saabsan waxqabadka uu damacsan yahay iyo xaalada guud ee degaankaasi. HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNAHA PUNTLAND EE CALAAMASAARKIISII GAROOWE.  

        Read More

          Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia oo Si qoto dheer uga hadlaya Duruufaha ku Meersan Ra’isal Wasaare C.Weli Daawo

          Muqdisho 24.Jan 2014 (SDN)- SR/wasaarihi Hore Ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo Oo Wareeysi Siiyay Barnaamijka Dareenka Shacabka Ee Telefishanka HCTV ayaa si Mug leh uga hadlay Duruufaha Maamul iyo Isbedel ee Ku Meersan Ra’isal Wasaaraha Cusub, Xukuumadiisa iyo Qaabka ay u maarayn karaan baahida Shacabka . http://www.youtube.com/watch?v=w_iPYFJ2W6g

          Read More

            Madaxweynaha Jamhuuuriyada Jabuuti oo Bogaadiyay Isbedelka Maamul ee Punt land

            Muqdisho 24.Jan 2014 (SDN)-Wasiirka diinta, Awqaafta iyo dhaqanka jamhuuriyadda Djibouti Aadan Xasan Aadan ayaa madaxda iyo shacabka Puntland gaarsiiyey hambalyo iyo bogaadin uu uga siday madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle. Wasiirka oo hoggaaminayey wafdi ka socday Jabuuti oo ka qaybgalaya caleemo-saarka madaxweynaha Puntland, Cabdi Wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa tilmaamay in dowladda iyo shacabka Djibouti…

            Read More

              Wasiirka Caafimaadka oo Kulan la Yeeshay Jaaliyada Somaliland ee Finland

              Helsinki  24.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise  Axmed oo uu wehelinayey Agaasimaha Cusbataalka guud ee magaalada Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar  oo safar shaqo ku jooga dalka Finland   ayaa kulan xog waran la yeeshay Jaaliyadda Somaliland ee Finland. Furitaankii kulankaasi waxaa hadalo soo dhawayn iyo mahad isugu jira ka soo jeediyey Gudoomiyaha Jaaliyadda…

              Read More

                Hogaanka Cusub ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo Xilkii la Wareegay SAWIRO

                Garowe 24.Jan 2014 (SDN)-Munaasibadda caleemo saarka madaxda cusub ee dowladda Puntland ayaa Maanta  lagu qabtay xarunta Hay’adda PDRC ee magalada Garowe, waxayna socotay mudo saacado ah,Waxaa Madashaa Goob joog ka ahaa QM, EU, IGAD,Norwey,Turkiga,Talyaaniga,Itoobiya,Jabuuti,DFS,mamulka Jubba,Galmudug,xildhibaano hore,siyaasiyiin magac ku leh Somalia, haween, aqoon yahano, qurba joog madaxwaynihii hore Cabdiraxman Farole, Cadde Muse ayaa xaflada caleemo saarka…

                Read More

                  Ka Daawo Qurbejoog.com Wefti Xukuumada iyo Shirkado Maalgashi ah oo dalka Yimid

                  Hargaysa 24.Jan 2014 (SDN)- Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo uu Weheliyo Wasiirka Ganacsiga iyoMaalgashiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa maanta ku soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa. Sidoo kale Wefti ka Socda Shirkad Maalgashi ayaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Mudane C.raxmaan…

                  Read More

                    Ma Dhabaa in Wasiirka Duulista Somaliland doonayo in Shirkada Itoobiya Airline la Wareegto Maamulida Madaarada Somaliland

                    Hargaysa 24.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo dalka Imaaraadka u tagay sidii uu shirkadda Duulimaadyada Imaaraadka Carabta ee Al-carabiya Heshiis ugula gali lahaa maamulka madaarada Dalka ayaa ku sugan dalka Itoobiya halkaas oo la sheegay wadahadalo la mid ah kuwii uu Imaaaraatka la tagay in uu iyana ula tagay….

                    Read More

                      “ waa la is khilaafi karaa, laakiin wax horumar Raggaadin kara oo Xoghaye” Maayarka Boorama

                      Hargeysa 24.Jan 2014 (SDN)-Maayarka Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal Saleebaan Xasan Xaddi ayaa sheegay inaan wax khilaaf ahi wakhtigan u dhexayn isaga iyo maayar ku xigeenkiisa. Maayarka oo Hargeysa ku sugan ayaa warbaahinta u sheegay in Saxaafaddu buunbuuniso khaladaadka yare e arimaha shaqada ku saabsan ee masuuliyiintu isku qabtaan. “ waa la is khilaafi…

                      Read More

                        Taageerayaal Cududooda Ku Soo Biiriyay Xisbiga Waddani ee Gobolka Togdheer

                        Burco 24.Jan 2014 (SDN)- Cuqaal,waxgarad,dhalinyaro, haween iyo taageereyaashii ugu badnaa ee ka soo jeeda beesha barriga Burco ayaa maanta ku soo biiray xisbiga mucaaridka ee WADDANI ka dib markii ay saluugeen isla markaana qawadeen xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda ka dhalatay-ba. Xaflad xisbiga WADDANI ku soo dhaweynayay Taageereyaashan oo lagu qabtay Huteelka Deero ee Magaaladda Burco….

                        Read More

                          MADAXWEYNAHA Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Wareysi gara siyey Wariyaha Mustafe Cabdi Xuseen {Shaafi} isaga oo ka hadlay arimo badan oo khuseeya Somalida Itoobiya Dawasho wacan

                          London24Jan13(SDN) MADAXWEYNAHA Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Wareysi gara siyey Wariyaha waa Mustafa Cabdi Xuseen {Shaafi} isaga oo ka hadlay arimo badan oo khuseeya Somalida Itoobiya Dawasho wacan

                          Read More

                            Qarax Khasaare Geystay Oo Gilgilay Xarunta Ciidamada Booliska Qaahira iyo Mudaharaaddo Dalkaasi Ka Bilaabmay

                            Qahira:24-Jan-2014(SDN)-Wararka ka imanaya Dalka Masay ayaa sheegaya in Qarax weyni  saacado ka hor uu   Gilgilay Xarunta Guud ee Booliska Masaaridu ku leeyihiin Xarunta Qaahira. Mas’uuliyiinta ammaanka ee Masar ayaa sheegay in qarax weyn uu ka dhacay meel dibedda ka ah xarunta boliiska ee magaalada Qaahira, iyadoo Halkaasna uu khasaari ba’ani ka dhacay.   TV-ga…

                            Read More

                              Maraykanka Oo Ku Dhawaaqay inuu Kor U Qaadayo Dhaqdhaqaaqyadiisa Ciidan ee Somalia uu ku Leeyahay

                              Washington:24-Jan-2014(SDN)-Waxa wali meel sare maraysa Dedaalka uu maraykanku ugu jiro inuu dagaal xooggan la galo Kooxaha islaamiyiinta ah ee ka dagaalama somalia oo ku fidaya meelo badan oo Gobolka ka mid ah. Warbixin lagu qoray wargeyska Los angeles Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa muujineysa in dowlada Mareykanku ay  Haatan qorshaynayso inay Ballaadhiso…

                              Read More

                                Ciidamada Naafada Soomaaliyeed Oo Ka Dhiidhiyey Ku Biiritaanka Ethiopia ee AMISOM, Baaqna u diray Dawladda

                                Muqdisho:24-Jan-2014 (SDN)-Waxa isa soo  taraya Dhaleecaynta ay Bulshada Somaliyeed u soo jeedinayso Ku Biiritaanka Ciidamada Ethiopia ee Amisom, waxana Haatan Arrintaas ka Dhiidhiyey Nadiibdarrona ku Tilmaamay Ciidamada Naafada soomaaliyeed. Afhayeenka ciidamada naafada xoogga, Cabdi Mahad Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ayaan daro ay tahay ciidamada Ethiopia oo la ogyahay cadaawada kala dhexeesa…

                                Read More

                                  Somalia iyo Dunida Kale (Halkan Ka Akhri Halka ay Marayaan Toddoba Dal Oo Soo Maray Xaalad Ka Xun Midda ay Somalia Soo Martay)

                                  Reerkoodu waxey leeyihiin 500 oo geel ah, asaguna carab ayuu 5 geel ah u raacaa! Muqdisho:24-Jan-2014(SDN)-Nin Somali ah oo reerkoodu leeyihiin 500 oo geel ah ayaa ushaqeeya nin Saudi ah oo leh 5 geel ah.  5-taas geela ah ayuu u raacaa. Somalia dhaqaale weyn oo la horumarin karo ayey leedahey haddii nabad iyo daacadnimo loo…

                                  Read More

                                    Madaafiic Khasaare Geysatay Oo Xalay Lagu Weeraray Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Muqdisho

                                    Muqdisho:24-Jan-2014(SDN)- Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ayaa Xalay lagu weeraray Madaafiic geysatay Khasaare Nafeed iyo mid maalba. Madaafiicda ayaa la sheegay inay ku habsatay Aqal ay deggenaayeen dad rayid ahi, waxana la xaqiijiyey dhimasho iyo dhaawac halkaas ka dhacay. In ka badan laba qof ayaa lagu warramay tirada wax gaadhay xalay waxaana dhacdadani…

                                    Read More

                                      Munaasibadda Xilwareejinta Madaxda Puntland Oo Qabanqaabadii Ugu dambaysay Ku jirta iyo Kala Fadhiisinta Wufuudda Oo Meel Fiican Maraysa

                                      Garowe:24-Jan-2014(SDN)-Waxa Maanta Saacadaha soo Socda Lagu Wadaa inay Magaalada Garowe ka Qabsoonto Munaasibadda Uu Xilka kula wareegayo Madaxweyne Cabdiweli iyo ku xigeenkiisu. Munaasibaddaas ayaa haatan qabanqaabadii ugu dambaysay ku jirta, waxana halkaas gaadhay oo si weyn loo soo dhaweeyey madax kala duwan oo ka socota maamulada kala duwan ee dalka ka jira, madaxda ka socota…

                                      Read More