Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada iyo Madax Kale oo Maanta Soo Kormeeray Wadooyin Dhismayaashoodu Socdaan Sawiro
Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Madaxtooyada oo ay Weheliyaan Maareeyaha Hay’ada Horumarinta Wadooyinka Somaliland, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada ayaa Maanta Kormeer Indho Indhayn ah ku Soo Maray Wadooyin Dhismayaashoodu ka Socdaan Gobolada Galbeedka Somaliland. Mas’uuliyiintani Waxay Socdaalkooda ku Soo Mareen wadooyinka wajaale ilaa kala baydh, Goraya-cawl iyo inta u dhaxaysa boorama…
