Ganacsade lagu dhex Khaarajiyay Xarunta Madaxtooyada Kismaayo kaas oo ay ehel dhaw ahaayeen Ra’isal Wasaarihii Lixdamaadkii Soo Maray Somalia ee C.risaaq Xaaji Xuseen

    Kismaayo 23.Nov 2013 (SDN)- Wararka hadda naga soo gaarayamagaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in gudaha Madaxtooyada magaalada Kismaayo lagu dilay ganacsade caan ah oo lagu magacaabi jirey C/ladiif oo ay ilmo adeer yihiin R/wasaarihi hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen. Ganacsade C/ladiif ayaa waxa uu kamid ahaa ganacsatada caanka ka ah magaalada Kismaayo, dilkiisa…

    Read More

      “Waxaan dhawaan ku Qalabayn doonaa Ciidamada Booliska Diyaaradaha Helu-kabtarka” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

      Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waranacade oo ka Hadlayay Munaasibad uu ku Wareejinayay 7 Gaadhi oo ah kuwa Gurmadka Degdega ah isla markaana loogu talo galay Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka ayaa ciidamada booliiska ku amaanay waajibaadka qaran ee ay hayaan isagoo tilmaamay in deeqda gaadiidka ah ee ay maanta…

      Read More

        “Magaalada Banaankeeda waxaanu dhigaynaa Ciidan Oto Oto ah oo Hubiya Xawaaraha Gaadiidku ku soconayaan” Taliyaha Booliska Somaliland {DHAGAYSO}

        Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka booliiska Somaliland Sareeyo guuto cabdilaahi iimaan fadal ayaa ka Waramay hawl galo ay Saaka ka Bilaabeen Caasimada Hargaysa oo ay ku hubinayeen Daleewarada Gaadiidka Wadaa inay sitaan Liisanka Wadista Gaadiidka . Taliyaha Ciidanka oo ka hadlayay Munaasibad uu kula Wareegayay Gaadiidka Gurmadka Deg dega ah ayaa mahad naq usoo…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Gaadiid ku Wareejiyay Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka

          Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waranacade ayaa galabta ku wareejiyay taliyaha ciidanka booliiska Somaliland Sareeyo guuto cabdilaahi iimaan fadal todobo baabuur oo loogu talo galay in ay ku shaqeeyaan ciidamada nabadgalayada wadooyinka dalku   . Xafladan oo lagu qabtay xarunta wasaarada arimaha gudaha  ayaa waxa ka soo qeyb galay…

          Read More

            aniga maanta waxaan isku meel ku qadeenay 80 xildhibaan oo doonaya inay dhex dhexaad ka ahaadaan Khilaafka” Xildhibaan Jeesoow {DHAGAYSO}

            Muqdisho 23.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow, oo ah mudane ka tirsanbaarlamaankaSomalia ayaa Si Adag uga Hadlay mooshin ka dhan ah ra’isul wasaaraha oo qaar ka mid ah xildhibaanada ay u gudbiyeen gudoonka Sare ee baarlamaanka . Wuxuu sheeegay in xilligan baarlamaanka Somalia ay ku horgudban yihiin howlo badan oo ay ka mid yihin…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya iyo Danjiraha Somalia ee Kenya oo Booqanaya Xeryaha Qaxoontiga ee dhadhaab

              Dhadhaab 23.Nov 2013 (SDN)- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur (Ameerika) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay mar kale ka ambabaxay Nairobi iyagoo ku sii jeeda xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Waqooyi-bari Kenya. Danjiraha ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dalka Kenya Joseph Ole…

              Read More

                Xukuumada Somaliland oo Cadaysay in dib loo bilaabayo Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

                Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland  Dr Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta  ka Warbixiyay Waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Safiirka Turkiga u fadhiya dalka Somalia oo Booqasho ku Jooga Caasimada dalka ee Hargaysa. Wasiirka iyo Safiirka oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Qasriga…

                Read More

                  “Waxaan Xukuumada ka Dalbanayaa inay Aqbasho Dooda Qaran ee Xisbiyada Mucaaridka ah oo ah Mid Dimuquraadi ah” Gudoomiyihii Hore ee Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyihii Hore ee Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka Axmed Yuusuf  Xasan oo Warbaahinta Maanta u  Waramayay ayaa ka dalbaday Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo inay aqbasho Dooda Tallo qaran ee ay Xisbiyada Mucaaridku wadaan, Waxaa kale oo uu dawlada ka dalbaday inay Samayso Xeerkii ay ku shaqan lahayd Shirkada Genel Energy Sidoo kale…

                  Read More

                    Baarimjka Nala Fiidso iyo ii Wad sheekada oo ka baxa Tv HCTV iyo UNIVERSAL oo wariyaasha u adeegsada Mid wacyi Galin ah Qaraninmada Somaliyeed ka baxsan anshaxa Saxafada

                    Londo 23Nov13(SDN) waxa in mudo dawadayaasha labada baaramij ee ka baxa tvyada HCTV  iyo UNIVERSAL TV uu khilaaf ka dhex abuuray    wariyaal ka soo jeeda  labada dhinac ee somalia iyo somaliland waxana ay ku adkatay in baraamijka oo loo bixiyey Nala Fiidso iyo Iiwad Sheekada waxa soo saristiisa  iska lahayeen labada wariye Amina Muse…

                    Read More

                      Shir Lagu Gorfaynayo Xeerka Maalgashiga Caalamiga ah iyo Diiwaangelinta Shirkadaha Ganacsi oo Hargaysa ka Furmay

                      Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda ganacsiga ee JSL Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu wehelinayo Wasiirka wasaradda Qorsheynta Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta furay shir hawleed ku saabsan  xeerka maalgashiga Caalamiga ah iyo diiwaangelinta shirkadaha ganacsi ee dalka Shirkaas oo soconaya mudo hal maalin ah oo ku qabsoomay Hotel maansoor ee Magalada hargaysa…

                      Read More

                        Nuxurka Kulan dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho

                        Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka turkiga u qaabilsan wadamada somaliland & Somalia iyo weftigii uu hogaaminayey. Kulankaas oo muddo saacado ah qaatay waxaa madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici)waxaana lagaga wada hadlay sidii loo sii xoojin…

                        Read More

                          Madaxweyne ku xigeenka Uganda oo ugu baaqay Dalalka Carbeed iyo kuwa africa inay caawiyaan Somalia

                          Kampala 23.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Uganda ayaa ugu baaqday waddamada Carabta iyo kuwa Afrika in ay taageeraan dadaalka loogu jiro  nabad ka aslaaxda guud ahaan waddanka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka dalka Uganda Edward Ssekandi ayaa baaqan ka jeediyay shirkii hoggaamiyayaasha waddamada Carabta iyo Afrika ay ku yeesheen dalka Kuwait. Edward ayaa sheegay in waddankiisa uu aad…

                          Read More

                          Tababaraha (CAF) Ben Koufie Ayaa Ku Baaqey In La Helow Tababarayaal Afrikaan ah oo Ka Hawlgala Qaaradda Afrika.(By Jaahuur)

                          Ghana-Nov-23-2013-(SDN)-Akhyaartay todobaadkan iyo qormadeena ciyaaraha waxaynu kaga dhawaajineynaa Confederation Of African Football (CAF) u qeybsamaha xagga tiknikada Ben Koufie ayey ka soo yeedhey in la kobciyo tababarayaal heer sare ah oo ka hawlgala qaaradda Afrika. Tani waa inay is badashaa,Afrikana waa inay maamulataa hawlaheeda u goonida ah si  aduunweynuhu inoo ixtiraamo ereyadaasuna Ben Koufie ayey…

                          Read More

                            Milicsiga Khudbaddii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyey Shirkii Talo Qaran ee ay Ucid Wada Daadihiyeen iyo Dhaliilihii uu Dusha ka Saaray Madaxweyne Rayaale+ Hannaankii uu Shirkaas u Xalaaleeyey Kanna u Xaaraantimeeyey

                            Hargeysa:Nov-23-2013(SDN)-Xaraaradda iyo Khilaafka ku Saabsan Shirka Talo Qaran ee Axsaabta Mucaaridka ahi Ku Baaqeen ayaa Maalinba Maalinta Ka Dambaysa Sii Xoogaysanaya, iyadoo Uu Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumaddiisuba Diyaar u yihiin inay Nafta dul Dhigaan sidii shirkaasi u baaqan lahaa. Shirweynaha Talo oo markii Hore kasoo mudh Baxay Maskaxda Madasha Wada-tashaiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa sii…

                            Read More

                              Maamulka Gal-mudug Oo Gacanta Ku Dhigay Kooxo Laga Shaksan Yahay iyo Baadhitaano lagu Hayo

                              Gaalkacyo:23-Nov-2013(SDN)-Guddoomiyaha Degmada Hobyo ee Maamulka Gal-mudug Maxamuud Maxamed Cawaale, ayaa sheegay inay Hawlgal ay sameeyeen ku Soo Qabqabteen Kooxo looga shakisan yahay iinay fidno wadeen oo uu haatan baadhitaan ku socdo. Guddoomiyaha oo aan cayimin tirada Dadkaas, ayaa tilmaamay in qaarkood la qabtay iyagoo faraha kula jira  falal ammaanka ka dhan ah, isagoo tilmaamay inay…

                              Read More

                                Siyaasiyiinta Magaca leh Oo Ka Warwarsan Khilaafka Hoggaanka Xukuumadda iyo Cabdiraxmaan Baadiyow Oo Ka Hadlay

                                Muqdisho:23-Nov-2013(SDN)-Inkastoo uu sii Xumaanayo  Khilaafka u dhexeeya Ra’iisal wasaare Saacid iyo Madaxweyne Xasan sheekh, Haddana waxa soo Badanaya Siyaasiyiinta Magaca leh ee Arrinta ka Hadlaya. C/raxmaan Baadiyoow ,oo ka mid ahaa musharixiintii isku soo taagay xilka madaxtimo ee dalka septembar 2012-kii ayaa  Noqday Siyaasigii ugu Dambeeyey ee Ka Hadla  khilaafka iminka u dhexeeya madaxda sare…

                                Read More

                                  Nicholas Kay Oo Safar Saddex Cisho ah Ka Dib Dardaaran Dusha u Saaray Hoggaanka iyo Bulshada Reer Puntland

                                  Garowe:23-Nov-2013(SDN)-Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa soo gabagabeeyay socdaal saddex maalmood qaatay oo uu ku joogay deegaanada Puntland. Ergayga ayaa Kulamo Kala Duwan la qaatay Madaxweynaha, musharixiinta Jagada Madaxweyne, Madax dhaqameed iyo Xubno ka Tirsan Bulshada Rayidka ah. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabila arrimaha Soomaaliya Nicholas…

                                  Read More