Maxay ka Wada Hadleen Wasiirka Caafimaadka iyo Safiirka Turkiga ee Somalia oo Hargaysa ku Sugan
Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaarada Caafimaadka ee Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka turkiga u fadhiya somalinad iyo somaliya mr kaamlu diin Kanu Tuhran oo booqasho Shaqo ku Jooga Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Waxaana kulankaasi albaabadu u xidhnaayeen ka dib safiirku waxa uu kormeer kusoo maray qeybaha…
