Xadhiga Ganacsade Oomaar oo soo shaac bixisay in Sirdoonka Jabuuti Dhegeystaan Telephonada Somaliland
Jabuuti Nov 25,2013(SDN)-Dawlada Jabuuti ayaa xabsiga dhigtay mid ka mida ganacsatada ugu waaweyn Somaliland iyo Jabuuti ganacsade Jaamaca Oomaar Seed oo xarigiisa loo aaneynayo in uu xiriir la lahaa Ganacsade Cabdiraxmaan Boore. Sirdoonka Jabuuti ayaa in muda ahba laga warhayay basaasida isgaarsiinta kala duwan ee Somaliland ka dib kolkii shirkadaha isgaarsiintu dalkaas ka dhigteen Xarumo…
