Ucid Iyo Waddani Oo Bulshada u Faahfaahiyey Qoddobada Lagaga Hadli Doono Shirka Qaran Ee ay Ku Baaqeen
Hargeysa:11-Nov-2013(SDN)-Guddida isku dhafka ah ee Labada Xisbi-mucaarid ee Waddani iyo Ucid u xilsaareen inay diyaariyaan oo Gorfeeyaan ajandaha dhabta ah ee lagaga Dooddi Doono Doodda Qaran ee ay dhawaan qaban doonaan ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha kulankaasi xambaarsanaandoono. Guddida oo ku andacoonaysa inay jiraan Qabyo dhinacyo badan ah oo u baahan in la wada Gufeeyo,…
