Muran Dhuleed Oo Ka Taagan Deegaan Reer Awdal iyo Waqooyiga Hargeysa

    Hargeysa:10-Nov-2013(SDN)- Muran iyo Is Qabqabsi  ku saabsan yooyootan deegaan ayaa ka soo kordhay deegaamada ku yaala Soohdinta ay wadaagaan Goboladda Selel, Awdal iyo Maroodi-jeex. Arrintan ayaa ka dhalatay Xubno ka soo jeeda Gobolka Awdal oo dhawaan sheegtay deegaamo ay Ardaaga Waqooyiga Hargeysa ku doodayaan inay iyagu leeyihiin. Qoraal ay soo saareen Oday-dhaqameedyo ka soo jeeda…

    Read More

      Duufaan roob iyo dabeylo xoogan ay weheliyaanoo ku soo fool leh degaanka Soomaalida ee Geeska Africa

      Muqdisho Nov10,2013(SDN)-Duufaan sidata roob iyo Dabeylo xawli ku socda ayaa ku soo fool leh qaar ka mid ah degaanada Soomaalida ee Geeska Africa. Duufaantan oo bada Carbeed ka unkantay Jimcihii ayaa la saadaalinayaa in ay sababto fatahaadyo daylo xawli ku socda kolka ay soo gaaraan dhulka Soomaalida. Dabeylaha ay duufaantani sidato ayaa lagu qiyaasayaa in…

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sh.Maxamud oo Soo Gunaanaday Shirkii Xirfadlayaasha Caafimaadka

        Muqdisho 09.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xiray shirwayne qaran oo saddex cisho ka socday Muqdisho, kaasoo looga hadlayay caafimaadka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirka ka dhigan yahay tahay tallaabo horey loo qaaday, isagoo ballan qaaday in dowladdiisu ay ku dedaali doonto sidii hooyada, dhallaanka iyo…

        Read More

          Hargaysa oo lagu qabtay Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland,Madax ka Qayb gashay, Iyo Naqdinta Xeerka Cusub ee Saxaafada

          Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Xaflad lagu xusayay sanad guurada 15 aad ee kasoo wareegtay (Maalinta Saxaafadda Somaliland ) ayaa maanta lagu qabtay huteelka maansoor ee magaaladda hargaysa. Xuska munaasibadan oo ay ka qeyb galeen wasiirka wasaarda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta mudane cabdilaahi maxamed daahir [ cukuse ] agaasimaha guud ee wasaaarada boosta iyo isgaadhsiinta mudane…

          Read More

            Punt land oo Weeraradii Xalay lagu bartilmaameedsaday ku eedaysay Ururka Alshabaab,Wasiirul dawlaha amniga {DHAGAYSO}

            Garowe 09.Nov 2013 (SDN)- Maamulka  Puntland ayaa ka hadlay weerar xalay koox hubeysan ay ku qaadday xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso, halkaasoo dhowr qof lagu dilay. Wasiir ku xigeenka amniga ee Puntland  Cabdicasiis Maxamuud Siciid oo shir jaara’id maanta ku qabtay  Garoowe ayaa sheegay in weerarka ay ka dambeysay kooxda Al-Shabaab oo dooneysay buu yiri…

            Read More

              alle ha u naxariistee MARXUUM AXMED IBRAAHIM GUUNJE oo Hargaysa ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray

              Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay MARXUUM AXMED IBRAAHIM GUUNJE. Madaxweynuhu wuxuu MARXUUMKA ku tilmaamay oday door muhiima ka soo qaatay nabadgelyada dalka, dhismaha dhaqaalaha, iyo ka qarankaba, sidoo kalena waxa uu marxuumku maayar ka…

              Read More

                Wefti balaadhan oo ka soo degay Madaarka Berbera iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay {DAAWO}

                Berbera 09.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta Madaarka magaalada Berbera ku soo dhaweeyay Wafti ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay, iyo Madax ka tirsan Wadamada Reer galbeed, Kuwaas oo Soo Booqday saldhiga Ciidanka Bada iyo xarunta kaluumaysiga e Berbera. Waftigan ayaa ka Koobnaa ilaa iyo Labaaatan Xubnood…

                Read More

                  Xubno Wasiiro ah oo u Kicitimay Kenya oo ay Qaadhaan bixiyeyaasha kulan kula leeyihiin iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo ka hadlay {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha Wasaarada Maaliyada Mudane Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa maanta u kicitimay Wadanka Kenya oo ay Shir kula leeyihiin Qaadhaan bixiyeyaasha . Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Warbaahinta ugu Warmayay Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal ayaa Sheegay in Shirkani daba Socdo…

                  Read More

                    Gudi Hoosaadyada Golaha Wakiilada oo Markii 1aad lagu sameeyay Isku Shaandhayn

                    Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Shirgudoonka Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Isku Shaandhayntoodii 1aad ku sameeyay 8 Gudi hoosaad ee Golaha Wakiiladu ka kooban yihiin,Qoraal uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Ciro ayaa Sheegay in Isku Bedelkani uu ka danbeeyay soo Jeedimo ka dhashay fadhiyo ay albaabadu u xidhnaayeen oo ay…

                    Read More

                      “Waxaa la isku afgartay in la iska kaashado dhinacyada amniga,isu socodka,Ganacsiga” Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Waftigii ka socday dalka Kenya ee booqashada  ku joogay dalka  ayaa maanta ka dhoofay madaarka caalamiga ah ee Cigaal international air port ee magaalada hargaysa ka  dib markii ay dhamaysteen booqashadii rasmiga ahayd ee ay ku joogeen dalka mudadii  sedexda maalmood ahayd. Waftigan oo ka koobnaa sagaal xubnood ayaa mudadii ay…

                      Read More

                        “Waxaan dhaleeceynayaa weerarkan fuleynimo oo ujeedkiisu uu yahay cabsi-gelinta shacabka Soomaaliyeed” Ra’isal Wasaare Saacid

                        Muqdisho 09.Nov 2013 (SDN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa si kulul u cambaareeyay qarax loo adeegsaday gaari walxo qarxa lagu soo qariyay oo xalay fiidkii ka dhacay hoteel Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay in ay qaraxa fuliyeen kuwo diiddan…

                        Read More

                          Khasaaraha Qaraxii Xalay Gil Gilay Huteelka Maka Al Mukarama ee Magaalda Muqdisho,Muuqaalo

                          Muqdisho 09.Nov 2013 (SDN)- Inta la og-yahay shan ruux ayaa ku dhimatay in ka badan 15 ruuxna dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray qarax xalay ka dhacay hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay mas’uuliyadiisa sheegteen maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab. Afhayeenka kooxda Al-shabaab Col Max’ed Cumar Madaale oo warbaahinta la hadllay ayaa sheegay in…

                          Read More

                          Xulka Nigeria Ayaa Ku Guuleystey Under-17 World Cup Markii Aay 3-0 Ku Mijixaabisey Xulka Mexico.(By Jaahuur)

                          Mohammed Bin Zayed Stadium-Abu Dhabi-Nov-09-2013-(SDN)-Asxaabtay qodabadeena ciyaaraha waxynu maanta ula ambabaxaynaa xagaa iyo Abu Dhabi oo lagu soo gagabeeyey Under-17 World Cup. Waxaa galabta oo Jimco ah Nov-08-2013 lagu soo khatimay garoonka bilicdasan ee Mohammed Bin Zayed Stadium ee Abu Dhabi  ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Under-17 World Cup,waxaana foodda isla galey Nigeria iyo Mexico….

                          Read More

                            Iran iyo reer Galbeedka oo qarka u saaran in heshiis laga gaaro Barnaamijka Neclear-ka dalkaasi

                            Geneva Nov 09,2013(SDN)-Madaxda wasaaradaha reer Galbeedka ayaa ku sii qulqulaya magaalada Geneva oo maalintii sadexaad ay ka socdaan wadahadalo u dhexeeya reer Galbeedka iyo Iran. Wadahadalada ayaa looga ari sanayaa sidii loo joojin lahaa barnaamijka Nuclear-ka ee dalka Iran. Reer Galbeedka ayaa aaminsan in Iran ay sanadka danbe bartankiisa ku sameysan kareyso hubka Nuclear-ka hadaan…

                            Read More

                              Qaraxii Xalay Ka Dhacay Muqdisho Oo Uu Ku Dhintay sii hayihii safaaradd UK iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

                              Muqdisho:9-Nov-2013 (SDN)- Dowladda  Federalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ka hadashay qaraxa  Xalay ka dhacay Hotelka Makah Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka arrimaha Gudaha iyo amniga Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen ilaa afar qof 15 kalena ay ku dhaawacmeen. Wasiirka waxaa kaloo u sheegay in gacanta…

                              Read More

                                DAAWO:Beesha Jareer weyne oo canbaareeyay dagaalada ka soo cusboonaaday Jawhar iyo Madaxweynaha Soomaaliya

                                Baladweyne Nov 09,2013(SDN)-Kulan ay magaalada Baledweye isugu yimaadeen waxgarad ka tirsan beesha Jareerweyne ee Gobolka Hiiraan ayay ku canbaareeyeen dagaal ka soo cusboonaaday duleedka magaalada Jowhar. Sidoo kale waxgaradka Jareerweyne ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo booqday magaalada Jowhar uu ka hadli waayay dagaalka. Halkan Hoose ka daawo warkaasi

                                Read More

                                  Wasiir Biixi Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Dib u Dhaca Ku Yimi Shirkii Somaliland VS Somalia Oo Maalintii Shalay Loo Ballansanaa

                                  Hargeysa:9-Nov-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa markii ugu Horraysay Ka Warramay Sababta Keentay inuu Dib u dhaco Shirkii lagu waday inuu Maalintii shalay Dalalka Somalia iyo Somaliland ugu Bilaabmo Magaalada Ankara ee Waddanka Turkiga. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis oo aanu Habeenkii Xalay Waraysi  Gaar ah Siiyey qaar ka mid ah Warbaahinta  ayaa…

                                  Read More