DAAWO:Wefdigii Kenya ka socday ee booqanayay Somaliland oo Berbera Booqday

    Berbera Nov 09,2013(SDN)-Wefdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya oo maalmaba booqanayay dalka Somaliland ayaa gaaray magaalada Barbera oo ay u kuur galeen qaar ka mida ilaha dhaqaale ee magaaladaasi. Wefdiga oo ay weheliyeen wasiiro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa booqday dekedda Berbera iyo haamaha keydka Shidaalka. Halkan hoose ka Daawo booqashada wefdiga Kenya…

    Read More

      Xukuumadda Oo Warbaahinta Ku Bogaadisay Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland

      Hargeysa:9-Nov-2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa dhammaan saxaafadda dalka ku bogaadisay sanad-guurad guurradda 15-aad ee  xuska maalinta Saxaafadda Somaliland.   Wasiirka Warfaafintu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu  galabta ka soo baxay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaanu u dhignaa sidan:-   “Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta,…

      Read More

        Dr Dixood Oo Noqday Xubintii 3-aad ee Iska Casisha Kooxdii Wasiir Samaale Karkaarka Weydaariyey

        Hargeysa:9-Nov-2013(SDN) Dr Cumar Cilmi Dixood oo ka mid ahaa 15-kii Xubnood ee dhawaan sida qarsoodiga ah u dhistay Madaxda Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye, ayaa Noqday xubintii Saddexaad ee istiqaaladdeedda gaadhsiisa Guddoomiye Muuse Biixi. Dr Dixood ayaa istiqaaladdiisa Nuqul ka mid ah Habeenkii Xalay soo Gaadhsiiyey Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, waxana ay u dhignayd sidatan: “Aniga…

        Read More

          War degdeg ah: Weerar caawa lagu qaaday Xabsiga Boosaaso, saraakiil iyo Askar Puntland laga dilay, Maxaabiis la sii daayay iyo wararkii u dambeeyay

          Boosaaso Nov.9 2013 (SDN)- Koox dablay ah ayaa caawa weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee magaalada dekedda ah ee Boosaaso, kaasoo sababay khasaare culus. Siday sheegayaan wararka naga soo gaadhaya Boosaaso, koox dablay ah ayaa caawa weerar ku qaaday Xabsiga wayn ee magaaladaas oo lagu magacaabo Gaal-shire, iyadoo dagaal saacad ka badani socday uu halkaas…

          Read More

            15-kii Xubnood Ee Ku Toobadda Seegay Taageerada Samaale oo Safaf ugu jira Ka Soo Noqoshada Godobtii ay Galeen iyo Xubintii Labaad oo Istiqaalad Qaddintay

            Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)-15-kii Xubnood ee Dhawaan ibo-furka u ahaa Khilaafka Xisbiga Kulmiye, ayaa Baratan ugu jira sidii ay Guddoomiye Muuse uga Dalban lahaayeen inuu cafiyo, waxana ay ku Hawllan yihiin Iscasilaad  ay ka soo horraysiinayaan Ergooyin. Laba Maalmood Gudahood ayey Xubintii labaad oo ah Marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan ku soo qaddintay Istiqaaladeeda ay kaga Tanaasulayso Xubinnimada…

            Read More

              WAR DEG DEG: Gaadhi Laga Soo Buuxiyay Walxaha Qarxa Oo Lagu Weeraray Hotel Maka Al-Mukarama Ee Magaalada Muqdisho

              Muqdisho, Nov 08, 2013 (SDN) -Gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo uu saarnaa nin naftii hure ahaa, ayaa wuxuu isku qarxiyay aafafka hore ee Hotel Maka Al-mukarama. Weerarkaan, ayaa wuxuu daba socdaa xilli galabta halkaasi lagu qabtay, nin watay Laptop uu doonaayay, in uu isku qarxiyO gudaha Hotelka, inkastoo uu fashilmay. Weerarka 2-aad ee…

              Read More

                “Halkan Waxaan ka balanqaadayaa Cidkasta oo si Xalaal ah Xisbiga Gudihiisa iigaga Guulaysata Jago kasta oo loo Tartamo ka dhisi doona ayaan ahay” Dardaarankii Wasiir Saamaale {DHAGAYSO}

                Hargaysa 08.Nov 2013 (SDN)- “Qof kastoo Tartan naga Dhaxeeyo,oo Saaxiibtimo naga dhaxayso inaan si Walaal tinimo u tartano ayaan diyaar u ahay,oo kaayaga Badiya la dhiso,Waxaan ahaa Aasaasayaashii Xisbiga Kulmiye balse waxaan Maanta idiin Cadaynayaa in dad badan oo Xisbiga ku soo biiray oo Qaarkood Magac ku dhex leeyihiin inaanu simanahay” Weedhahan waxaa dhawr bilood…

                Read More

                  Maalintani Waxay Kusoo Beegmaysaa Iyadoo Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ay Qodayso Qabrigii Lagu Aasi-lahaa Xoriyatal Qawlka Iyo Madaxbanaanida Saxaafadda Xorta Ah

                  Hargaysa 08.Nov 2013 (SDNB) Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida ay Xukuumada Somaliland uga hor timid Madax banaanidii Saxaafada Somaliland Xili beri la xusayo maalinta Xoriyatul qawlka Saxaafada. Sidaa waxaa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Maxamed Xasan Dirir oo u dhignaa Sidan “Iyadoo…

                  Read More

                    Xuska Sannad Guurada 15aad ee Saxaafada Somaliland oo beri ku Beegan iyo Xukuumada oo ku hambalyaysay

                    Hargeysa 08.Nov 2013  (SDN)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa dhammaan saxaafadda dalka ku bogaadisay sanad-guurad guurradda 15-aad ee  xuska maalinta Saxaafadda Somaliland. Wasiirka Warfaafintu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu  galabta ka soo baxay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaanu u dhignaa sidan:- “Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka…

                    Read More

                      Haweenka Somaliland oo Guclo ugu Jira ka qayb galka Hogaaminta dalka iyo Kulan Boorama ka Qabsoomay

                      Boorama 08.Nov 2013 (SDN)- Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal waxaa maanta ka furmay kulan balaadhan oo ay soo qabanqaabisay Dalladda Haweenka ee Negaad kaasoo lagu gorfaynayo sida ay haweenka Somaliland qaab muuqda ugaga qayb qaadan lahayeen siyaasadda iyo hogaaminta waddanka. Kulankaas oo lagu martigeliyey hotel MANA GUEST HOUSE oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha bulshada…

                      Read More

                        Xukuumada Somalia oo Shaacisay inay ku hawlan tahay Isbedel dhinac dhaqaalaha ah

                        Muqdisho 08.Nov 2013(SDN)- Wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inuu jiro isbeddel dhinaca dhaqaalaha ah oo ay dowladda sameysay. Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa  sheegay in 6 milyan oo doollar ay bishii soo gasho qasnadda dowladda. Wuxuu xusay in 11 bil ka hor…

                        Read More

                          Khilaafkii Hoggaanka Sare ee Al-shabaab Oo Dib u Soo Noqday Iyo Godane Oo Shangole Kasii Aamin Kabaxaya

                          Baraawe:8-Nov-2013 (SDN)- Waxa Maalinba Maalinta Ka Dambaysa cirka isku sii shareeraya Khilaafka u dhexeeya Hoggaanka sare ee Al-shabaab, waxana uu Khilaafkaasi haatan gaadhay meelo halis ah. Fu’aad Maxamed Khalaf oo loo yaqaan Shongole, ayaa wajahaya cadaadis xoogan oo kaga imanaya hogaamiyaha maleeshiyada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, xilli khilaafka kooxda uu kasii darayo, website Al-Shabaab ah…

                          Read More

                            Haweenay U Dhimatay Jidh-dil Iyo Garaacsi Loogu Geystay Goob Cilaaj Oo ay Ku Xidhnayd

                            Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)- Iyadoo ay maalinba Maalinta ka dambaysa si Xawli ah u soo Kordhayaan Goobaha wax lagu Cilaajiyo ee ka Jira Somaliland, ayaa ay Haddana Badanayaan dhibaatooyinka Shacabka ka soo Gaadha Arrimahani.  Amran Cismaan Aw Cabdi  oo ah Muwaadinad reer Somaliland ah, ayaa sheegtay in Fardawsa Cismaan Aw Cabdi oo maskaxda ka xanuunsanaysay oo walaasheed ahayd…

                            Read More

                              Waxgaradka Degmada Garbadadar Oo Cambaareeyey Isku Day Di loo Loo Geystay Maayarka Degmadaas

                              Boorama:8-Nov-2013 (SDN)- Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee degaanka Garbadadar ee gobolka SALAL ayaa si kulul u cambaareeyay maamulka gobolka Salal gaar ahaan Badhasaab  Mudane Cabdilaahi Qulujeed iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka Salal Taliye Maxamed Faarax. Waxgaradkan ayaa  sheegay  in masuuliyiintani ay ku fashilmeen gudashada waajibkooda iyo wax ka qabashada shaqaaqooyinka ka wadeen…

                              Read More

                                Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Dhabarka Ka Jabiyey Qaddiyadda Goonni Isu Taagga, Wakiillona u Dirsaday Shir Xamar Loogu Qabanayo Soomaaliya

                                Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)-Masuuliyiinta Caafimaadka Somaliland, ayaa dhabarka ka jabiyey Gooni-isu taagga iyo madax-bannaanida Somaliland ee  Nafta iyo Maalka tirada Badan loo Soo Huray. Masuuliyiinta ayaa sida ay sheegayaan Ilo-wareedyo Lagu Kalsoonyahay oo aanu Helnay Magaalada Xamar ee Caasimadda Somaliya u dirtay Wakiillo u matala shir Qaran oo Xukuumadda Somaliya Gadh-wadeen ka tahay, kaas oo lagu Tilmaamay inay…

                                Read More

                                  Xubnihii Dhawaan Qolka Madow isku Cumaamaday Oo is Casilaad Bilaabay iyo Guddoomiye Muuse Oo Libin-geeraar ku Jira

                                  Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)- iyadoo la filayey inay dhammaantood is casilaan Guddidii 15-ka Xubnood ahaa ee Dhawaan Qolka Madow isku Cumaamaday, ayaa waxa Markii ugu Horraysay Istiqaaladeeda Dhiibtay Marwo  Farax Faarax Cali Oo Guddidaas Muranka Keentay xubin ka ahayd. Marwada ayaa is casilaadeedda  iyo inay Toobad Keentayba u Gudbisay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana ay warbaahinta…

                                  Read More

                                    DAAWO:Wararkii TV-ga Qaranka Somaliland oo idiinka imanaya Sweden

                                    Stockholm Nov 08,2013(SDN)-Ku soo dhawaada mar kale bahiintii wararka Caalamka ee TV-ga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo idiinka manaya dalka Sweden. Qodobada aad warka ku daawan doontaana waxa ka mid ah Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilay wefdi ka socda dalka Kenya oo Somaliland booqasho ku jooga Qaar ka mida Xildhibaanada Somaliland oo canbaareeyay shirka wada tashiga qaran…

                                    Read More

                                      Gudida Guud ee Beesha Daud Garxajis:Barnaamijka tiro-koobka hada socdaa dadka iyo dalka Somaliland midna dan uma aha,wixii natiijo ah ee ka soo baxana nama khusayso

                                      Aarar: Waxay guddida Guud ee Beesha Ciidagale u sheegeysa bulshada Somaliland inay aad ugu hanweynayd tiro koobka ay ku hawlantahay Wasaarada Qorsheynta Qaranka.Waxaannu filaynay inuu tirokoobkaasu wax-weyn soo kordhin doona xogaha qaran ee loogu baahanyahay qaran ee loogu baahanyahay badhitaaridda habsami u socodka dhaqaalaheena iyo xoojinta nidaamka Dimoqoradiga ah ee aynu qaadanay. Waxa markiiba soo…

                                      Read More