Shirkadda Dahabshiil Oo Sii Wada Xawilaada Lacagta Kana War Sugaya Go’aan u dan ah Macaamiisheeda

    HARGEYSA 18.10.2013 (SDN)- Garsooraha maxkamada sare ee UK ayaa laga sugaa inuu go’aan ka soo saaro todobaadka soo socda dacwad ay u gudbisay shirkada Xawaaladaha ee Dahabshiil, dacwadaasi oo ka dhan ah bangiga Barclays iyo xidhitaanka Account-ka xawilaada lacagta ee Shirkada Dahabshiil ay ku leedahay bangigaasi. Sidoo kale Bangiga Barclays ayaa ogolaaday in uu sii…

    Read More

      Maamulka & Waxgaradka Degmada Ceel Afweyn oo Shaaciyay inay Dhisayaan 20 Km oo ka Mid ah Jidka Ceerigaabo iyo Burco

      Ceel Afweyn 18.October 2013 (SDN)- Dadweynaha Magaalada Ceel Afweyn ee Gobolka sanaag ayaa maanta ballanqaaday inay degmo ahaan dhisayaan labaatan KM oo ka mid ah wadada dheer ee laamida ah ee isku xidhi doonta Gobolada Togdheer iyo Sanaag. Kulan maanta ay dadweynaha deegaankaasi ku yeesheen Magaalada Ceel Afweyn oo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiinta…

      Read More

        Ugaanda Oo Heshay Digniino Ka Dhan ah Al-shabaab iyo Shacabkeeda Oo Baqdin La Seexan La’

        Kampala:18-2013(SDN)-Dawladda Waddanka Uganda oo Ciidamo badani haatan ka joogaan soomaaliya ayaa heshay digniino hor leh oo sheegaya in kooxda aan gabbanin ee Al-shabaab ku soo maqan tahay. Safaaradda Maraykanka ee dalka Uganda ayaa ka digtay in Xarakadda Al-Shabab ay weerar la mid ah kii ay geysteen bishii hore magaalada Nairobi inay ka dhacaan wadanka Uganda…

        Read More

          waa kuma ninka naga dagaal batay, waa kuma rasaasta nagu taallaa ninkay ku taallaa, waa kuma waxanu soo maray ninka soo maray ee annaga na canaananayaa, Hasoo Baxo” Muuse Biixi

          Hargeysa:18-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa mujaahidiintii u soo Halgantay somaliland u soo jeediyey inay iska  illaawaan cabashada iyo  calaacalka ku saabsan xuquuqda ka maqan ee ay tebayaan. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo Maalintii shalay ka Hadlayey madal ay xukuumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ku keliyeysteen oo lagu xusayey Maalintii shuhadada…

          Read More

            “sidii ay dawladdu kootarabaanka uga dhigtay siyaasaddii somaliland iyo madax-bannaanidii, ayey Maalintii shuhadada SNM-na u kootarabaanisay, waana…….” Muj. Xasan Guure Jaamac

            Hargeysa:18-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Madasha  wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Muj. Xasan Guure Jaamac, ayaa saluug ka muujiyey Hannaankii maalintii shalay loo maamulay Xuskii Hoolka Shaqaalaha Dawladda Loogu Qabtay Maalinta Shuhadada SNM. Mujaahid Xasan Guure oo  u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa sheegay in xukuumaddu hab qaldan oo aan qabanin maalintan milgaha leh u kootarabaanisay Xuska, waxana…

            Read More

              Guddidii Loo Xilsaaray Shaqaaqadii Deegaanka Qararro Oo Soo Saaray Qodobbo Kama Dambays ah

              Qararro:18-Oct-2013(SDN)-Guddidii loo xilsaaray shaqaaqadii dilka gaadhay ee ka dhacday Deegaanka Qararro ee deegaanka Caynabo, ayaa ugu dambayntii soo saaray qodobbo laga sugayey oo arrinta lagu soo af-meerayo. Guddidan oo ka kooban cuqaal, wax-garad, salaadiin iyo dadkale oo caan ku ah suluxa iyo isu soo dhaweyn Bulshada, ayaa muddo ka dib ku dhawaaqay inay arrintii loo…

              Read More

                Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Borama Oo Ku Dhawaaqay Inaanay Madasha Wada-tashigu Soo Geli karin Magaaladiisa

                Borame:18-Oct-2013 (SDN)-Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Borama, Md. Saleebaan Xasan Xadi ayaa gabi ahaanba Magaalada uu xukumo ee Borama ku sheegay mid ay mamnuuc ka tahay oo aanay soo geli karin Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka oo uu ku sheegay  qaar sharcidarro ah. Guddoomiye Xaddi ayaa si cad u sheegay in Golahaasi yahay mid sharciga baalmarsan, sidaa…

                Read More

                  Daawo:Warkii Oct 17,2013 TV-ga Somaliland ee SLNTV

                  Hargeysa Oct 17,2013(SDN)-Daawadeyaal waxaad ku soo dhawaataan Baahinta warakii ka baxay TV-ga Qaranka Somaliland ee SLNTV Oct 17,2013. Wararka waxa ka mida qodbada Ololaha dhismaha wadada Ceerigaabo iyo Burco,Qado sharaf uu wasiirka warfaafintu u sameeyay fanaaniinta Gesska iyo qodobo kale,DAAWASHO HABOON.   <iframe width=”640″ height=”360″ src=”//www.youtube.com/embed/5Vb0cCrpQlQ?feature=player_detailpage” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

                  Read More

                    Daawo:Barnaamijka Maqal Dadkaaga oo uu marti ku yahay Wasiirka Macdanta Somaliland

                    Hargeysa Oct 18,2013(SDN)-Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa todobaadkan marti ku ahaa barnaamijka Maqal Dadkaaga oo uu suaallo uga jawaabay. Barnaamijka oo xiiso badnaa ayaa waxa daadihinaya Xuseen Cabdilaahi Deeqsi ayaa wasiirka suaallo daran doori ah Wasiirka lagu hafiyay intii lagu gudo jiray baahinta Barnaamijka ee daawasho Haboon.  

                    Read More

                      Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan Calankii Somaliya Dawasho wacan

                      London 18Oct13(SDN) Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan dhago ku sawiran yahay Calankii Somaliya Dawasho wacan halkan kaa daawo iyo fananada Hodan Cabdiraxmaan oo gashan dhagaha oo ku sawiran yahay calankii soomaliya iyo heesta oo aan…

                      Read More

                        Warbixin Hor leh iyo Macluumaad ku saabsan Qaabkii ay Kooxda argagixisada ahi u Galeen Xarunta Westgate Mall {DAAWO}

                        Nairobi 17.October 2013 (SDN)- Telefishanka CNN ayaa soo bandhigay Qaabkii ay Kooxda argagixisada ahi u Galeen Xaruntii Ganacsi ee West Gate Moll ee Magaalada Nairobi taas oo Muujinaysa Rag dablay ah oo si toos ah u soo gelaya Gudaha Xaruntaas isla markaana laynaya dadkii ku jiray qaarkood. Muuqaalkan waxaa kale oo uu Muujinaya dad ay…

                        Read More

                          Ciyaar lagu Maamuusayo 29 Guuradii Dagaalkii Burco Duuray oo Galabta ku dhex martay Garoonka Caasimada Gobolada Maroodi Jeex iyo Daad Madheedh

                          Hargaysa 17.0ctober 2013 (SDN)- Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu xusayey munaasabadda 17 OCT ayaa galabta dhex martay xulalka kubadda cagta ee Gobolada Maroodijeex iyo daad-madheehd.   Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Hargeisa stadium ayaa waxaa soo qabanqaabiyey ururka samafalka wadaniga aa ee ODXA, waxaana lagu xusayey maalinta shuhadada SNM oo ku beegnayd maanta 17…

                          Read More

                            Kulankii Golaha Wasiirada oo Diirada lagu Saaray Adeegga Asaasiga ah ee Caafiamaadka Dalka

                            Muqdisho, October 17, 2013(SDN)–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan diirada lagu saaray qorshaha adeega Caafimaadka ee Aasaasiga ah, heshiis Millateri oo ay kala saxiixdeen dawladdaha Soomaaliya iyo  Talyaaniga iyo warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Dibadda…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Hadlay Tabashada Mujaahidiintii SNM {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana uu muujaahidiinta tabashada qaba kula taliyey inay samir yeeshaan, waxana uu carrabaabay inaanu madaxweyne siilaanyo aqbalaynin in mujaahidiintii ay halganka soo wada galeen qaar ka mid ahi maanta darxumo qabaan, waxana uu sheegay inay jiraan baahiyo kala duwan oo lagaga mashquulay  wax u qabashada…

                              Read More

                                Wasiirka Waxbarashada oo Daboolka ka qaaday inay Mujaahidiintii SNM ugu deeqi doonaan 5 Kun oo dolllar oo sanduuq loogu samaynayo {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirrada wasaaradaha waxbarashada iyo Warfaafinta iyo wacyigelinta ayaa ka hadlay xuska maalinta shuhadada SNM waxana ay wasiir samsam cabdi aadan halkaas kaga dhawaaqday inay sanduuqa mujaahidiinta SNM ugu deeqi doonto $5000 Dollar si  wax loogu qabto mujaahidiinta dhaawaca ah ee  la jiifa diiftii ka soo gaadhay daqaaladii qadhaadhaa ay dalkan u…

                                Read More