Uncategorized

Wasiirka Waxbarashada oo Daboolka ka qaaday inay Mujaahidiintii SNM ugu deeqi doonaan 5 Kun oo dolllar oo sanduuq loogu samaynayo {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirrada wasaaradaha waxbarashada iyo Warfaafinta iyo wacyigelinta ayaa ka hadlay xuska maalinta shuhadada SNM waxana ay wasiir samsam cabdi aadan halkaas kaga dhawaaqday inay sanduuqa mujaahidiinta SNM ugu deeqi doonto $5000 Dollar si  wax loogu qabto mujaahidiinta dhaawaca ah ee  la jiifa diiftii ka soo gaadhay daqaaladii qadhaadhaa ay dalkan u soo mareen.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa Tilmaantay Qiimaha uu Qaranka Somaliland ugu fadhiyo Halgankii dib u Xoraynta Wadanka ee SMN Horseedka ka ahayd.

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Wasiirka Waxbarashada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ZamZam17oc.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com