Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Tilmaamay Taariikhda Maalinta Shuhadada ee 17 October {DHAGAYSO}

    Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee omaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Burco Duuray oo uu ka dhacay dagaalkii dhex maray Xoogagii SNM iyo Taliskii Macangaga ahaa ee Siyaad bare inuu ahaa kii u horeeyay ee ay si foolka fool ah isaga hor yimaadaan…

    Read More

      “Waxaana muuqata in nuxurka waniga ahi aanu ku abuurnayn siyaasiyiinta mucaarid isku sheega ah” Siyaasi Dr. Cabdijibaar Xaaji Maxamed Cabdi

      Burco 17.October 2013 (SDN)- Wasiiirkii hore ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ee cahdigii Madaxweyne Cigaal Dr. Cabdijibaar Xaaji  Maxamed Cabdi Siciid, ayaa siyaasiyiinta mucaaridka ah ku tilmaamay shakhsiyaad ay ka maqan tahay wadaniyaddu, isla markaana ay ka xunyihiin horumarka iyo guulaha isdaba jooga ah ee qaranku gaadhayo maalin kasta iyo wakhti-kasta. Dr. Cabdijibaar Xaaji …

      Read More

        Al Shabaab iyo Ciidamada Dawlada oo uu Dagaal ku dhex marayo deegaano ka Tirsan Somalia

        Muqdisho 17.October 2013 (SDN)- Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobollada Bay, Bakool iyo Gedo ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan qorshayaashii ugu dambeeyey ee kooxda Al-Shabaab looga saari lahaa deegaannada ay gobolladaas kaga sugan tahay. Taliyaha qeybta 60-aad  ee ciidamada xoogga dalka Gen. Ibraahin Yarow oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay…

        Read More

          Madaxweynaha Geelaha Jabuuti oo Sheegay inaanay Werwer ku hayn Kooxda Alshabaab

          Jabuuti 17.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle  ayaa sheegay in ciidamada ka socdo dalkiisa ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay sii joogi doonaan Soomaaliya ilaa iyo inta laga helayo xasillooni buuxda. Geelle oo shacabka dalkiisa kula hadlayey xaflad lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada jabuuti oo lagu weyneynayey  munaasabadda…

          Read More

            “carruurta dhegoweyne Maanta dirqi Baa fee-ga lagaga bixiyaa, Halka kuwii dadka iibin jirey maanta Land Cruser-ada ugu cad cad iyo Guryaha ugu waaweyn ku jiraan” Sheekh Aadan Siiro

            Hargeysa:17-Oct-2013 (SDN.)-Sheekh Aadan Aadan Maxamuud Xiirey (aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer somaliland ayaa xukuumadda somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud  siilaanyo u soo jeediyey waanooyin iyo iyo wax u sheeg dhaxal gal ah oo dad badani soo dhaweeyeen. Sheekh Aadan oo la hadlayey dadweyne Gudanayey waajibaadka…

            Read More

              Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Kootada Haweenku Ku Raadj-joogaan

              Hargaysa:17-Oct-2013 (SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir suldaan C/laahi  ayaa markii ugu horreeyey ka hadlay Kootada ay haweenka somaliland harraadka u qabaan ee ay inta badan ka hadlaan. Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo shalay shirjaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa, ayaa sheegay in golaha wakiiladda looga baahan yahay in aanay wax dood ah…

              Read More

                Somaliland Oo Maanta Laga Xusayo Maalintii Shuhadada SNM Iyo Xukuuumadda Oo Laga Filayo Inay Boodhka Ka Jafto

                Hargeysa:17-Oct-2013(SDN)-Maanta oo ah 17-October, ayaa u astaysan maalinta shuhadada SNM, Waxana la filayaa in si weyn xuskooda looga fuliyo Guud ahaanba somaliland.  Maalintan oo ah maalintii  ay geeriyoodeen tiradii ugu badnayd ee mujaahidiintii SNM, gaar ahaan intoodii labeenta ahayd oo uu ugu horreeyo Mujaahid  Maxamed Xaashi Diiriye(lixle) ayaa sanad walba xuskeeda laga qabtaa somaliland, waxana …

                Read More

                  Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Margatay Magaca Maalin Qaali Ku ah Quluubta Shucuubteeda

                  Hargeysa:17-Oct-2013(SDN)-Madaxtooyada somaliland ayaa taariikhda Markii ugu horraysay si kale u dhigtay magaca maalin ka mid ah maalmihii ugu qaalisanaa taariikhda raggii keenay Dawladnimada maanta la hadhsanayo. 17-ka October oo guud ahaanba shacabka reer somaliland si weyn u qiimeeyo, ayaa haddana waxa sidii saxda ahayd ee magacu ahaa baal maray Qoraal loogu talo galay in loogu…

                  Read More

                    Aqalka Senate-ka Mareykanka oo ku guuleystay ansixinta qorshe dib loogu furayo adeegyada dawladeed

                    Washington Oct 17,2013(SDN)-Aqalka Senate-ka ee dalka Mareykanaka ayaa xalay fiidkii meel mariyay qorshe adeegii dawladeed dib loogu soo celiyo isle markaana koror loogu sameynayo xadadkii aamaahaha ee dawlada dalkaasi. Qorshahan cusub oo axsaabta dalkaasi ay si wada jir ah u qorshahan cusub u soo dhaweeyay isla markaana sheegay in isla beriba la dhaqangelin doono. Xildhibaanada…

                    Read More

                      DAAWO:Madaxweynaha Jabuuti oo khudbadii Ciida kuga Hadlay Caga jugleyn Shabaabka uga timi iyo wadahadalada Mucaaridka ay kula jiraan

                      Jabuuti Oct 13,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasibadii Ciida ee shalay waxa  uu uga waramay arrimo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen Xaalada Dhaqaale ee dalka,hanjebaadyo uga yimi Shabaabka iyo wadahadalada xukuumadiisu kula jirto mucaaridka dalkaasi. Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in dalku uu haatan dhaqaalihiisu hour marayoo…

                      Read More

                        Deegaano ka Tirsan Gobolka Bakool oo ay Ciidamada Dawlada Federaalku la Wareegeen

                        Bakool 16.October 2013 (SDN)- Ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Bakool, ayaa lagu waramayaa in ay saakay waabarigii howl-gallo ka sameeyey qaar ka tirsan demooyinka gobolka Bakool ayeey kula wareegeen deegaanno ay horay u maamuli jireen xoogagga Al-shaabaab. Saraakiisha gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ay saakay weerareen deedaanno hoostaga magaalada Xudur…

                        Read More

                          “Waxanu u Aragnaa Inaanu Madaxweynuhu Aanu Awood uu Sharciga Ku ilaaliyo lahayn Oo marba wixii dad isaga isticmaalayaa…….”Eng. Faysal cali waraabe.

                          Hargeysa:16-0ct-2013(SDN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.FaysalCali Waraabe  ayaa si weyn uga soo horjeestay   muddo kordhinta uu madaxweyne Siilaanyo dhawaan u sameeyey Guddida Diiwaangelinta iyo Axsaabta qaranka oo wakhtigoodii uu dhacay. Eng. Faysal cali waraabe oo u warramay qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa tilmaamay inaanay Haboonayn in madaxweyne Siilaanyo isaga oo aan cidna…

                          Read More

                            Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo u Yeedhay 12-Safiir Oo Dalal Kala Duwan U Fadhiya iyo Sababta Keentay Yeedhmada

                            Muqdisho:16-Oct-2013(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa Soo saartay wareegto ay 12-safiir oo dibadda u jooga kaga dalbanayso inay dalka degdeg u yimaaddaan. 12-safiir ee dalka dibaddiisa safaaradaha soomaaliya ku leedahay fadhiya, ayaa lagu eedaynayaa inay ku sifoobeen xil gudhasho la’aan baahsan oo ay  dib uga dhaceen xilkii loo igmaday. Safiirradan ayaa la sheegayaa in marka  ay…

                            Read More

                              Fanaanada Nimco degan iyo Cabdikarim Ras iyo wacdarahii Ciida iyo Tvga Universal Barnaamijka Ciida iyo Heestii Qudhacdheer Dawasho Wacan

                              London 16Oct13(SDN)Fanaanada Nimco degan iyo Cabdikarim Raas iyo wacdarahii Ciida iyo Tvga Universal TV Barnaamijka Ciida iyo Heestii Qudhacdheer oo markii u horaysay u qaado xaafada qudheecdheer Fanaanka ahna Abwaanka Cabdikariim Raas ee marwadiisa ka soo jeedo iyo shekadii dhex maratay Xaaskiisa Dawasho Wacan

                              Read More

                                Guddoomiye Cabdoo Aayar Oo Dhaliilay Mucaaradka Somaliland

                                Borama:16-Oct-2013(SDN)- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar, ayaa Mucaaradka Somaliland Ku Eedeeyey qaar hortaagan horumarka waddanka  ay Xukuumaddu ka waddo. Cabdoo Aayar     oo Maalintii shalay ka hadlayey munaasibadda Ciidal Adxaha, ayaa sidoo kale soo dhaweeyey in Bulshadu gacmaha is qabsato oo hirgeliso mashaariicda lama huraanka ah ee dalku u baahan yahay. Guddoomiye Cabdoo Aayar…

                                Read More

                                  Baarlamaanka “waa waxba kama jiraan in aan Ra’isulwasaaraha ku amarnay inuu codka kalsoonida nasoo weydiisto

                                  Muqdisho Oct 16,2013(SDN)-Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamayaa war been abuur ah oo ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha qaarkood kaasi oo ku saabsanaa in Gudoonka Baarlamaanka uu u qoray Ra’isulwasaaraha Xukuumadda warqad looga dalbanayo inuu Baarlamaanka soo weydiisto codka kalsoonida. Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji…

                                  Read More

                                    DAAWO:Warkii dalka iyo dibedda eeka baxay SLNTV Xalay

                                    Hargeysa Oct 16,2013(SDN)-Akhtistiyeyaal waxaanu manta halkan idiinku soo gudbineynaa baahintii warka TVga caalemiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland ee xalay. Baahintan oo si gaar ah uGu saabsan hab maamuustii dalka guud ahaan looga ciiday shalay iyada oo masuuliyiintii qarankuna ay ummadda si weyn ula ciideen,HALKAN HOOSE KA DAAWO OO KA BOGO.    

                                    Read More