Burco 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booiiska Gobolka Togdheer Ayaa Manta Daboolka Ka Qaaday Inay Gacanta Kusoo Dhigeen Qaar ka mida Dablaydii Hubaysnayd Ee Weerarka Kudhaawacay Wariye Axmed Muuse Sakaaro Kuwa Kalana Ay Raadkooda Kudaba Jiraan .
Sidoo Kalena Maxkamada Gobolka Togdheer Ayaa Xukun Ku Riday 66-Dhalo Oo Khamri Ah Iyo Eedaysanayaashii Lagu Soo Qabtay .
