|

Telefishanada Afka Somaliga Ku hadla ee Xarumaha Ku Leh Somaliland oo Caawa Sameeyay Barnaamij Qaadhaan Uruurin ah oo Si Toos ah Loo Daawanayo LIVE

Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Guddida Heer Qaran ee Qaadhaan Uruurinta Ka soo Kabashada abaaraha iyo dib u Xoolaynta dadkii ay Abaartii dalka soo martay Xoolahooda ka fara saartay ayaa Caawa Bilaabay Barnaamijkii Kowaad ee Qaadhaan Uruurinta oo ka wada Baxaya Dhamaan Telefishanada afka Somaliga ku hadla ee Xarumaha ku leh Caasimadda Somaliland ee Hargaysa.

Comments are closed