|

Telefishanka Bbc English oo Warbixin Dareenka Taabanaysa Ka Diyaariyey Tahriibka Dhallinta Somaliland ee u Horseeda Jidka Geerida DAAWO

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Waa Warbixin Dareen Leh Oo Telefishanka Bbc English Ka Diyaarshay Tahriibta Dhallinyarta Somaliland iyo hamigooda ah inay helaan nolol ka bedelan tan Wadanka oo u horseeda dhimasho .

Comments are closed