Nairobi 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Telefishanka KTN ee dalka Kenya ayaa dood isku horfadhiisiyay safiirada Itoobiya iyo Ereteriya ee ku sugan magaalada Nayroobi.
Doodan oo ah dood kulul, daawasho wanaagsan.
Telefishanka KTN ee Kenya oo Dood adag isku soo Hor fadhiisiyey Labada Safiir ee Wadamada Itoobiya iyo Ereteriya iyo Xiisaha ku lamaan DAAWO
