Laascaanood 29.May 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Hogaanka Dhaqanka ee Shirku ugu soo Xidhmay Degmada Qardho ee Maamul Goboleedka Punt land ayaa soo Gaadhay Magaalada Laascaanood.
Xubnahan Madax dhaqameedka ah ayaa Markii Hore ka Yimid dhinaca Magaalada Muqdisho ee dalka Somalia iyagoo kaga qayb galay Magaalada Qardho Shirkii Madasha Dhaqanka ee Somaliya.
https://www.youtube.com/watch?v=ESJ68nMe6lg
