|

“Waa In Aanay Jirin Cid Shaadhkaaga Gashata Oo Muuse Biixi Ayaa Ka Wakiil Ahay  Tidhaahda” Dardaarankii Madaxwaynahii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo madashaasi ka hadlay ayaa ka sheekeeyay hannaanka xisbiyadda badan ee Somaliland ka tisqaaday iyo doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay maadaama uu ahaa hogaamiyihii hirgaliyey afar doorasho oo Somaliland ka dhacay Waxaanu si gaar ah Dardaaran u faray Madaxweynaha cusub ee Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi.

Comments are closed