|

Nuxurka Khudbad Dareenka Bulshadda Saamayn ku Yeelatay oo Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Maanta ka Jeediyey Xaflada Caleemo Saarkiisa DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Khudbad dheer waxa uu ka Jeediyey Munaasibad balaadhan oo isugu Jirtay Dhaarintiisa iyo Xil la wareegistiisa taas oo lagu qabtay Qasriga madaxtooyadda.

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ayaa Khudbadiisa ku iftiimiyey Sooyaalka Taariikheed ee Somaliland, Halgamadii Qaranku soo maray,Maaraynta Mushkiladaha dalka haysta,Xanafaha ka dhashay Doorashadii Madaxtooyadda,Dhismaha Xukuumadiisa iyo Mabaa’diida ay ku shaqaynayso, Iyo Garnaqsi uu u Jeediyey Beesha Caalamka.

Comments are closed