Boorama 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa u Balanqaaday Bulshada Gobolka Awdal inay Dhisi doonaan Garoonka Magaalada Boorama iyadoo xustay inaanu Jiri doonin Dhagax dhig danbe oo beenooba
‘’Waddani Been Ma Sheego Waxaanse Idiin Sheegayaa oo Idiin Balanqaadayaa Madaarka Boorama Dhagax lama Dhigi doono ee Waa la dhisayaa’’ Faadumo Siciid DAAWO
