|

Prof Geedoole oo Hore u Taageersanaa Axmed Muumin Seed oo Beeshiisa ka Codsaday inay Codkooda Siiyaan Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani DAAWO

Boorama 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Prof Faarax Cilmi Geedoole oo ay Isku jufo ka soo Jeedaan Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed oo Cadho kaga Maqan Xisbiga Waddani ayaa Markii Kowaad Wuxuu Shalay Prof Geedoole raacay Wefti uu Hogaaminayo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbigaas Wuxuuna Baaq u diray Beesha uu ay Isaga Iyo Gudoomiye Axmed Muumin ka soo wada jeedaan.

Comments are closed