Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Khudbad ka jeediyey rugta akhriska buugaagta ee qaran taasoo loogu magacdaray madaxweynaha (Silaanyo National Labrary) ayaa ka hadlay ahmiyada xaruntani u leedahay dalka iyo dadka.
Gudoomiye Faysal ayaa khudbadiisa waxaa laga dhadhansanayaa Sidii uu hogaaminta qaranka uu hayo waxaanu xusay inay dhisi doonaan Mak-tabadii Qaranku wada lahaa isla markaana ay kuwo kale u bixin doonaan Magacyada Madaxweyneyaashii Somaliland ee Cigaal iyo Rayaale.
