|

Wararkii Ugu Danbeeyay Weerarkii Magaalada Paris Lagu Qaaday Habeenkii Xalay SAWIRRO

Paris,14Nov,2015(QJ/SDN)-Inta la xaqiijiyay 130 qof oo ay ku jiraan 5 ka mid ah kuwii weerarka soo qaaday ayaa ku dhintay qaraxyo ismiidamin ah, iyo Dagaal fool ka fool ah oo xalay ka dhacay Gudaha Magaalada Paris ee Caasimada Dalka Framsiiska.

Wasaarada Caafimaadka ee dalka France ayaa sidoo kale sheegtay in ay diiwaan galiyeen 380 qof oo dhaawac ah kuwaasi oo la gaadhsiiyay goobaha caafimaadka ee Magaalada Paris.

Ciidanka Booliska Franca ayaa sheegay in weerarada ay ka dhaceen 7 Goobood oo ku yaalla Magaalada Paris oo uu ka mid yahay Garoonka Ciyaaraah ee Magaalada Paris.

Madaxwnaha François Hollande  ayaa xaalad deg deg ah galiyay guud ahaan Dalka Fransiika isagoo ku baaqay in la xidho dhammaan  xuduudka uu dalkiisa la leeyahay dalka kale ee qaarada yurub.

Si kastaba ha ahaatee, ma ahan markii ugu horeysay oo weerarro khasaare geysto lagu qaaday dalka Fransiiska bishii janaayo ee sanadkan 2015-ka ayay ahayd markii weerar dad badan ay ku dhinteen  lagu qaaday xarunta joornaalkii Charlie Hebdo ee Magaada Paris.

Ugu danbeyntii, Shakabadda Wararka ee Qurbejoog.Com ayaa isku hawshay sidii ay akhristayaasheeda ugu soo gudbin lahayd wararkii ugu danbeeyay ee ku saabsan weerarkaasi, waxaanan halkan idiinku soo gudbinaynaa sawirro muujinaya qaabka uu u dhacay weerarkaasi

2E6CF2F700000578-3317776-A_man_lies_on_the_ground_as_French_police_check_his_identity_nea-m-50_1447461215203

2E6C8B2C00000578-3317776-Bodies_litter_the_streets_of_a_Paris_alley_after_a_string_of_ter-a-74_14474546858062E6C8E8500000578-3317776-Machine_gun_fire_and_screams_were_heard_from_inside_a_restaurant-a-73_14474546857852E6C8EE400000578-3317776-At_least_11_people_were_killed_in_the_restaurant_close_to_where_-a-68_14474546854272E6C9FB000000578-3317776-Two_police_officials_said_at_least_11_people_were_killed_in_the_-a-63_14474546854042E6C943700000578-3317776-A_police_officer_stands_guard_on_a_street_near_the_scene_of_a_sh-a-60_14474546853982E6CC76C00000578-3317776-image-a-8_14474559285892E6CC39700000578-3317776-image-a-14_14474562974002E6CD21700000578-3317776-image-a-3_14474558038322E6CD76400000578-3317776-image-a-53_14474660027492E6CE39A00000578-3317776-image-a-21_14474578241932E6CE53100000578-3317776-image-a-54_1447466007977 (1)2E6CE53100000578-3317776-image-a-54_14474660079772E6CF2F700000578-3317776-A_man_lies_on_the_ground_as_French_police_check_his_identity_nea-m-50_14474612152032E6D02E400000578-3317776-image-m-51_14474612268512E6D008D00000578-3317776-image-a-36_14474588370192E6D009E00000578-3317776-image-m-27_14474584755862E6D030D00000578-3317776-image-a-32_14474586293412E6D63E300000578-3317776-Some_at_the_Bataclan_concert_hall_escaped_through_an_emergency_e-a-89_1447468249220

QJ/SDN: Hargeysa

Comments are closed