|

Waraysi Dhinacyo Badan Leh oo Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa  oo Idaacada BBC Ku Siiyay London Dhagayso

xilibaankaLondon 03, October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cabdi-Yoon oo ka tirsan Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa ayaa waxa uu ka waramay muddadii ay xildhibaanada ahaayeen waxa u qabsoomay Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa, waxay hiigsanayaan iyo sida ay u xaliyaan Cabashooyinka dadka ka soo yeedha.

 

Weriyaha Idaacada BBC-da qeybteeda Afka Soomaaliga Weriye Cabdi-BIDHAAN ayaa la yeeshay Xildhibaan Maxamed Cabdi-Yoon Wareysigan.

Comments are closed