Warbixinaha Xiisadda Khaliijka (Xoolihii Noolaa ee Qatar oo Daaqii Loo diiday) DAAWO

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Kumanaan neef oo geel ah ayaa ka talaabay xuduuda sucuudiga una gudbay dhinaca dalka  Qatar, ka dib markii sucuudigu xidhiidkii diblumaasiyadeed u jaray Wadanka qatar isla markaana soo saareen xoolihii noolaa ee Qatar lahayd ee daaqayey dhulka Boqortooyada Sucuudiga.

https://www.youtube.com/watch?v=hBQRPZwCLN4