Doha 22. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Qatar ee ay Go’doomiyeen Xulufada Sucuudigu hogaaminayo ayaa Shaaciyey inuu Hoos u Dhigay Xidhiidhkii uu la lahaa Dalka Jabuuti Kadib Markii ay Taageereen Mawqifka Sucuudiga.
https://www.youtube.com/watch?v=3Zuftkiq1iY&t=12s
