|

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Soo Af-meertay Khilaaf Ka Taagnaa Dhuldaaqsimeed Ku Yaala Waqooyiga Hargaysa Ee Xeebta Dooxa Biji Iyo Goáamada Laga Soo Saaray DAAWO

Hargaysa 27.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru Dawlaha Wasaarad Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriya ayaa Kulan oo uu saaka iskugu yeedhan madax dhaqameedaka waxgaradka iyo masuuliyiinta beelaha wada dega Dhul daaqsimeedka deegaanada Xeebta Dooxa Biji ee Waqooyiga Hargaysa.

Kusoo gunaanaday khilaad dhuleed oo ka taagnaa dhuldaaqsimeedka deeganada waqooyiga hargaysa kaasi oo la doonaayey in la deegaameeyo.

Comments are closed