|

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Soo Bandhigtay Manhajka Waxbarasho ee u Gaarka ah Somaliland DAAWO

Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa ka qayb galay Kulan Lagu soo Bandhigayay Manhajka Cusub oo Wasaarada Waxbarashadu soo Saartay Kuwaas oo loogu Talo galay ardayda Dugsiyada Hoose,Dhexe Iyo Sare ee Guud ahaan Dalka.

Comments are closed