|

Xili Shalay Dagaal ka Dhacay Deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag Iyo Hees Cusub oo uu soo Saaray Jilaaga Caanka ah ee Sooraan DAAWO

Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaa doraad iyo Shalay ka dhacay Deegaanada Dararweyne,Dogoble iyo Bohol ee Gobolka Sanaag Kaas oo u dhexeeyay Laba Ardaa oo Walaalo ah kaas oo Sababay Khasaare Nafeed.
Halkan ka Dhagayso Nuxurka Heestaasi uu qaadayo Jilaaga Sooraan Ismaaciil Sugule

Comments are closed