Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa shaaciyey In Boqortooyada Sucuudigu ay Xayiraadii ka qaaday Xoolihii uga iman Jiray Dhulka Somalida.
https://www.youtube.com/watch?v=IvZhSmwtVww
