Wasiir Qabyo Tire oo Daboolka Ka Qaaday inuu u Tartamayo Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 10. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qaybo Tire ayaa Cadeeyay inuu u Tartami doono Xilka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Dabadii.

https://www.youtube.com/watch?v=pGTgNHrB-M4