Wasiirka Arrimaha Dibada Sacad Cali Shire iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Qaabilaadii Madaxweynaha ee Djibouti iyo Hanjabaadda Soomaaliya DAAWO

Hargeysa, 17 May, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa markii u horreysay ka hadlay qaabkii loo maamuusay Madaxweynaha Somaliland ee xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Djibouti iyo hanjabaada Soomaaliya ee heshiiska Maalgashi ee xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda DP World.
https://www.youtube.com/watch?v=hyt4UpR4CX0
https://www.youtube.com/watch?v=HFJqTVO2hFg