Berbera 03 March 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Amaanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Gacanta ku Dhigay 8 ka Mid ah Kooxdii Dablayda ahayd ee dishay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil alle ha u naxariistee Gaashaanle Cabdirisaaq Yuusuf Maxamud “Casayr” Sidaana Waxaa Shaaca ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Daboolka ka qaaday in Ciidamadu Soo qabqabteen 8 Ka Mid ah Kooxdii Dishay Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil DHAGAYSO
